Ra’iisul Wasaare Xamse: In Ka Badan 7 Milyan oo Soomaali ah ayaa Xoolahoodii ku...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo Xalay hadal ka jeediyey Madal lagu xusayey Guulaha laga gaaray ka qayb...
Ra’iisul wasaaraha XFS ka qayb galay madal lagu soo bandhigayey guulihii laga gaaray ka...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay guulihii iyo natiijooyinkii ay Dowladda...
Guudmarka Khudbadda Madaxwayne Xasan Sheekh ee Shir Madaxeedka Labaad Afrika iyo Talyaaniga
Addis Ababa(Wargeyska Dalka):-Laba sano ka hor magaalada Roma, Shir-madaxeedkii ugu horreeyay ee Talyaaniga iyo Afrika waxaa lagu guddoomiyay in laga gudbo hannaanka iskaashiga soojireenka...
Ra’iisul wasaaraha XFS ka qayb galay madal lagu soo bandhigayey guulihii laga gaaray ka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay guulihii iyo natiijooyinkii ay Dowladda Federaalka...
Madaxweynaha JFS oo ka qayb galay shir madaxeedka labaad ee Afrika iyo Talyaaniga
Addis ababa:-Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay Shir Madaxeedka labaad ee Talyaaniga iyo Afrika oo ay martigelisay Jamhuuriyadda Federaalka Dimuqraadiga...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
Warbixinta Toddobaadlaha ee
Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 13-ka February, 2026
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay kuna bogaadiyay shacabka Soomaaliyeed, guusha taariikhiga ah...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Addis ababa kaga qayb gelaya shirka madaxda Afrika
Addis ababa:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Addis Ababa ee...
Wasiirka Waxbarashada XFS oo soo dhoweeyay wafdi ka socday Jaamacaad Carabta
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada XFS Faarax Sheekh Cabdiqaadir ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyay wafdi ka socday Jaamacadda Carabta oo uu hoggaaminaayey Xoghayaha Guud...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo guddoomiyay kulan doceed ka mid ah shir-madaxeedka Afrika
Iyadoo ay barbar socoto qabsoomidda Shir-Madaxeedka 39-aad ee Midowga Afrika, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi...
Danjire C/Kariim Axmed oo waraaqihii aqoonsiga u gudbiyay Boqorka Norway
Safiirka Soomaaliya u qaabilsan Dalalka Nordiga Mudane C/Kariim Axmed Maxamed ayaa waraaqihii aqoobsiga danjiranimo u gudbiyay Boqorka Dalka Norway Boqor Herald.
Kuulankaasi oo ka dhacay...










