Wararka

Wasiirka Ganacsiga XFS oo la kulmay qaar kamid ah ganacsatada dalka

0
Wasiirka Ganacsiga Dowladda Federaalka Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan ayaa kulan xasaasi ah la yeeshay qaar kamid ah ganacsatada ka howlgasha gudaha dalka. Kulankaasi mudadii uu...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo soo dhoweysay ansixinta dastuurka dalka

0
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u heshiisiinta XFS  iyo madaxda kale ee wasaaradda ayaa soo dhoweeyay ansixinta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee dhameystirka...

Madaxda Hir-shabeelle oo boogaadiyay go’aanka 2-da aqal ee ansixinta dastuurka dalka

0
War saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Maamulka Hirshabeelle ayaa si diirran loogu soo dhoweeyay, isla markaana hambalyo loogu diray go’aanka taariikhiga ah ee Labada Aqal...

Wanla weyn oo u gudubtay wareegga 2-aad ee Tartan cilmiyeedka Ramadaanka

0
Degmada Wanla weyn oo ka tirsan Gobolka Sh/Hoose ayaa u gudubtay wareegga labaad ee tartan cilimyeedka bisha ramadaan, kaddib markii 14 dhibcood ay kaga adkaatay...

Xukuumadda oo ahmiyad siinaysa daryeelka Agoonta

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ka qeyb galay kulan affur wadareed loogu sameeyay carruurta Agoonta ah ee Qaranka,...

Wasaaradda Caddaaladda iyo arrimaha Dastuurka oo soo dhowaysay Ansixinta Baarlaamaanka ee dhamaystirka Dastuurka

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ayaa si weyn u soo dhaweysay ansixinta rasmiga ah ee Dastuurka dalka, kaddib markii Labada Aqal ee Baarlamaanka...

Baarlamaanka JFS oo cod aqlabiyad ah ku ansixiyey dhamatstirka Dastuurka dalka

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Xildhibaanada iyo Senatorrada labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadajir ah oo yeesheen ku ansixiyey dhamaystirka Dastuurka  dalka, Kulan ay...

Kulankii labada gole Baarlamaan oo ka furmay xarunta VILLA Hargeisa

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Kulankii wadajirka ah ee Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, iyadoo kulankaas lagu wado in lagu...

Dowladds Soomaaliya ayaa bixisay malaayiin dollar oo ah caymiska xoollaha iyadoo gaarsiisay qoysaska abaaruhu...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay bixinta lacag dhan US$3.88 milyan oo ah caymiska Takaful ee xoolaha,Lacagtan waxaa si toos ah loo gaarsiiyay xoolo...

Ra’iisulwasaare kuxigeenka XFS iyo maamulka gobolka Banaadir oo ka shiray dardargelinta hawlaha hortebinta u...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Raysal Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Saalax Axmed Jaamac, iyo Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen...