Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay qalinjabinta dufcadda 22-aad ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay munaasabadda qalinjabinta dufcadda 22-aad ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa ka hadlay mudnaanta...
Ra’iisul Wasaaraha XFS ayaa tababar diblumaasiyadda u soo xiray Danjireyaal
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tababar ku saabsan diblumaasiyadda oo soconayey muddo saddex toddobaad ah u soo xiray...
Ra”iisul wasaaraha XFS oo maanta ka sameeyey Wasaaradda Qorshaynta iyo Dhiirigelinta Maalgashiga howlo isugu...
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta ka sameeyey Wasaaradda Qorshaynta iyo Dhiirigelinta Maalgashiga howlo isugu jira daah-fur, xarig-jar iyo...
Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga oo tababbar loogu soo xiray Baydhabo
Baydhabo:-Waxa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta ku meelgaar ah maamul goboleedka Koofur Galbeed tababbar loogu soo xiray saraakiil iyo saraakiil xigeeno ka tirsan qaybta...
NISA oo gacanta ku dhigtay xubin Sare oo ka tirsanaa Khawaarijta
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ayaa gacanta ku dhigtay Guddoomiyihii hore ee degmada Dharkenlay Abuukar Axmed Caddow Tifoow oo ka tirsanaa Khawaarijta kaas...
TIXANAHA SHEEKADA MAANO FAAY (QEYBTII 68-AAD)
Waa qoys ladan oo lacagta uu gubayo badankeeda uu iyaga ka heli jirey ugu dambayntiise aabbihii markuu ka quustay wuxuu ku yiri, “Maandhow bannaanka...
WARSHADAHA SAMEEYAHA BIYAHA KALA DUWAN OO MUGADISHO KU SOO BADANAAYO.
Magaalada mugadisho ee caasimada dalka waa magaalo ay ku nool yihiin shacab aad u badan oo gaaraya sadax malyan waana shacab iskugu kuwa wax...
FURSAD GANACSI BAA KA JIRTA AFRIKA (QEYBTA 2-AAD)
Ganacsiga warshadaha yaryar (light industry) ayaa hadda waxaa ay noqdeen fursadaha ugu fiican ee ganacsi ee laga samayn karo qaaraddan afrika. Waxaana marba marka...
Ra”iisul wasaaraha XFS oo kaTacsiyeey Geerida Aun Bashiir Kacaan oo Muqdisho ku geeriyooday
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tacsi u diray qoyska, ehellada iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Alle ha...
Wasiirka Difaaca oo haweenka Soomaaliyeed ku amaanay doorka ay ka qaadanayaan xoreynta dalka
Wasiirka Gaashaandhiga xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo xalay casho sharaf ku maamuusay haweenka ku jira ciidanka xoogga dalka, ayaa amaanay doorka muhiimka...










