SOO KABASHO DHAQAALE EE DALKEENA
Adduunyada waa harka labadiisa galin dhaqaaluhuna waxaa ku yimaada isbaddallo soo kabashada dhaqaalahana waxa uu u baahan yahay waxqabat badan iyo dadaal si taasi...
DALAGGA DALKEENA DEEQ NOOGU FILAN
Soomaaliya waxa ay leedahay dhul-beereed xadigiisa lagu qiyaasay 8.9 malyan oo hektar, taas oo dalkeena ka dhigaysa in uu leeyahay carro-san oo ku wanaagsan...
Madaxweyne Xasan Sheikh”Soomaaliyeey dhulka yuusan ina dhaafin ee aan difaacano”,
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay Shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay ku sugan yihiin in ay difaacdaan oo...
DOORASHO DADWEEENE IYO DOORKA SHACABKA
Africa intabadan waxaa ka dhaca is qab-qabsi doorasho oo mararka qaarkood ay sababaan dagaal sokeeya taasina waxa ay tahay faham la aanta democracy eek...
WARBIXINTA TODDOBAADLAHA EE DOWLADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka dib ugu soo laabtey kadib markii uu magaalada London kaga soo qeybgaley shirka caalamiga ee ka hortagga...
ISLAAMKU WAA DHOWRAHA XUQUUQDA NAFLAYDA
Islaamku wuu kasoo horjeedaa mana ogola xad-gudub walboo lagula kaco ruux bani'aadam ah Muslim iyo Gaal midkuu doono ha ahaado e, islaamku wuxuu qof...
ISLAAMKU MA AHAN CIRIIRI CABURIYA DADKA
Islaamku wuu ka fog yahay ciriiriga, is caburinta iyo qofka in lagu qasbo waxa uusan rabin taa badelkeedana wuxuu aad udhiiri galinayaa ixtiramka iyo...
DANBIYADA IYO FAA’IIDOOYINKA TOWBAD KEENKA
Beeca xagga sharciga waa kala beddelasho laba shey si sharci ah. Beecu waa saddex shey oo kala ah:
Beec shey ceyn xaadir ah beeciisu...
Ururka Suxufiyiinta IFJ oo Cambaareeyay falalka lagu bartilmaameedsaday Suxufiyiinta deegaanada Somaliland
Ururka Suxufiyiinta Caalamka ee marka magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaano IFJ ayaa si aad ah u cambaareeyay falalka guracan ee lagu bartilmaameedsaday Suxufiyiinta...
XUSKA MAALINTA MACALLINKA SOOMAALIYEED.
Barre ama Macalin waa midka gaarsiiya bulshada himiladeeda runta ah oo ka badbaadiya bulshada uu dhexjoogo mugdiga iyo Jahliga, oo sidoo kale Gaarsiiya ummadda...










