Wararka

Laascaano waa Xuddunta Midnimada Dalka Soomaaliya

0
Soomaaliya waa Qaran ka mid ah Dalalka Afrika ugu Geesisan Taariikhda. Gumaysigii Yurub marka uu Qaaradda ku fidayay si fudud, Soomaalidu ma aqbalin in...

Guddoomiye Muungaab “Si loo adkeeyo Amniga Caasimadda, waxaan billaabnay Diiwaangelinta Gaadiidka Dadweynaha ee BL-ka...

0
𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨(Wargeyska Dalka):- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Maanta ka hadlay Bannaan Bax ay saakay dhigeen qaar...

Laascaanood waa Caasimadda Midnimada Dalka

0
Soomaaliya waa qaran ka mid ah dalalka Afrika ugu geesisan taariikhda. Gumaysigii Yurub marka uu qaaradda ku fidayay si fudud, Soomaalidu ma aqbalin in...

Guddoomiye Muungaab “Si loo adkeeyo amniga caasimadda, waxaan billaabnay diiwaangelinta gaadiidka dadweynaha ee BL-ka...

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Muungaab, ayaa ka hadlay bannaanbax ay saaka dhigeen wadayaasha gaadiidka dadweynaha ee BL-ka ah ee ka...

Taliska Ciidanka Booliiska oo Askarta Hubeysan ka Mamnuucay in ay isticmaalaan Mootada Fekonta

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Taliska Ciidanka Booliiska Gobolka Banaadir ayaa ka mamnuucay in Askari Hubeysan uu Isticmaalo Mootooyinka Fekonta. Sidoo kale, waxaa gebi ahaanba reeban in Askari...

Guddoomiye Abshirow oo ka qeyb galay kulan aqoon-isweydaarsi ah

0
Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow, ayaa ka qeyb galay kulan khibrad-isweydaarsi ah oo ay ka...

Banaanbax lagu diidan yahay xadgudubka Israa’iil oo ka socda Muqdisho

0
Banaanbax looga soo horjeedo xadgudubka maamulka Israa’iil uu ku sameeyay madax banaanida iyo wadajirka dhulka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa hadda ka socda degmada Wadajir...

Ra’iisul Wasaaraha XJFS oo kulan la qaatay Odayaasha Dhaqanka ee ku sugan Magaalada Laascaano

0
Laascano(Wargeyska Dalka):- Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Kulan Miro-dhal ah la yeeshay Odayaasha ku sugan Magaalada Laascaano , oo ka mid ahaa Wufuudda...

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo fashiliyey Weerar Khawaarijtu ku qaadeen Deegaanka Jabad Godane ee...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa fashiliyey Weerar ay Maleeshiyada Khawaarijta Al-Shabaab ku soo qaadeen Deegaanka Jabad Godane ee Gobolka Shabeellada Dhexe. Ciidanka ayaa...

Safaaradda Shiinaha oo hambalyo u dirtay Madaxweynaha Maamulka Waqooyi Bari

0
Safaaradda Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha ee Soomaaliya ayaa hambalyo diiran u dirtay madaxda iyo shacabka Soomaaliyeed kadib munaasabaddii si guul leh loogu caleema-saaray Madaxweynaha Dowlad...