Madaxweynaha JFS oo qaabilay safiirrada dalalka Jaamacadda Carabta u jooga Ethiopia
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa hoyga uu ka degen-yahay magaalada Addis Ababa ku qaabilay Safiirada dalalka Jaamacadda Carabta u jooga...
FURSAD GANACSI BAA KA JIRTA AFRIKA (QEYBTA 2-AAD)
Ganacsiga warshadaha yaryar (light industry) ayaa hadda waxaa ay noqdeen fursadaha ugu fiican ee ganacsi ee laga samayn karo qaaraddan afrika. Waxaana marba marka...
DUNNIDA INAAN WAX U DHOOFINNO MAXAA NAGA HORTAAGAN?
Intii aanay gumeystayaasha faranjigu qabsan oo kala qaybsan,soohdin beenaadyada iyo seerayaashana ku kala qoqoban
Soomaalidii hore ayagoon lacagna aqoon, dowlad iyo talis wax u kala...
Wasiir Dowlaha Arrimaha dibedda XFS oo la kulmay xoghayaha guud ee aagga ganacsiga Xorta...
Addis Ababa:-Wasiiru Dawlaha ahna sii hayaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee XFS oo la kulmey xoghayaha guud ee aagga ganacsiga Xorta ah ee Midowga Africa...
WAA LA KALA DHEEREEYAY ORODSE MA AHAN (WARBIXIN)
Qaadista Cunaqabateynta Hubka kadib, maxaa loo baahan yahay? Sua’ashaasi ayaa waxaa laga yaabaa inaad isweydiiso, haddaba si jawaab waafiya loo helo waxaan su’aashaasi hor...
DHIBAATADA QABYAALADDU LEEDAHAY.
Waxaa muhiim ah inaanu kala fahamno Qabiilka iyo Qabyaaladda, Qabiilku waa wax laguugu garanaayo ruuxa aad adigu tahay iyo isir ahaan halka aad ka soo jeedo,...
XAGEE LAGA SOO QAATAA SHAREECADA ISLAAMKA? (QEYBTA 1-AAD) koow kitaabaka
Waa Kitaabka Ilaaay uu u soo dejiyey addoomahiisa hanuun iyo caddeyn ahaan iyo kala saarid xaqa iyo baadilka, waana kitaab laga dhowray beddelaad iyo...
MAXAAD KA TAQAAN HAB-DHAQANKII RASUULKA (N.N.K.H)
Nabi Maxamad naxariis iyo nabad galiyo tushiisa ha ahaatee, waxaa uu ahaa mid habdhaqankiisu aad u wanaagsanaa, waxaa uu lahaa sifa kasta oo wanaagsan,...
ADDUUNKU MA AHAN MEEL LAGU WAARO EE WAA MAALMO
Diinteena Islaamka waxay noo sheegatay in adduunkan aan joogayno maalmo kooban qof walbana uu ka tagayo maalin maalmaha kamid ah, sidaa daraadeedna ay laga...
RUN BAA REER LAGU DHAQAA (WACYIGELIN)
Mar haddii la doonayo in dhidibka loo taago qoys wuxuu ka bilowdaa heshiiska ugu horreeya ee gabadha iyo wiilka.
Wuxuu heshiiskaasi ka bilowdaa damac jaceyl...










