Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo kulan sagootin ah la qaatay danjiraha Turkiga u joogay...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa kulan sagootin ah kula qaatay danjiraha...
Dagaal qaraar oo ka socda nawaaxiga magaalada Bahir Dar ee dalka Itoobiya
Bahir Dar :- Dagaal qaraar ayaa ka socda nawaaxiga Magaalada Bahir Dar ee dalka Itoobiya kaas oo dhexmaraya ciidanka maamulka Ra’isul wasaare Abiy Axmed...
Ciidamada Itoobiya oo xasuuq u geystay toboneeyo ka soo jeeda gobolka Amxaarada
Bahir Dar:- Dad goob-joogayaal ah ayaa ka waramay xasuuq ay ciidmada Itoobiya ka geysteen magaalada Merawi oo 30 km dhanka Koonfur uga beegan magaala...
Xildhibaan Fowsiyo oo si rasmi ah ugu dhawaaqday inay u sharaxan tahay xilka Guddoomiyaha...
Xildhibaan Fowsiyo Xaaji Aadan oo ka mid ah Golaha Shacabka BJFS ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay tahay murashax u taagan xilka Guddoomiyaha...
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo daahfuray Ardaaga Casriyeynta Dowladnimada Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta daahfuray Ardaaga Casriyeynta Dowladnimada Soomaaliya.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in loo baahan yahay...
Shirweynaha Maamulada, Gobollada iyo Degmooyinka Hirshabeelle oo lagu soo gebegabeeyay magaalada Jowhar
Jowhar:- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa soo xiray Shirweynaha Maamulada, Gobollada iyo Degmooyinka ee ka socday magaalada Jowhar ee xarunta...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan...
Washington: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS ayaa kulan casho ah la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalkan Maraykanka gaar ahaan caasimadda Washington DC iyo...
Guddoomiye Madaale oo kulan la qaatay Safiirka Dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Safiirka Dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya Dr. Cabdalla Bin Saalim Al-Naciimi...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
Muqdisho, Khamiis, 29 February, 2024 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud ayaa guddoomiyay shirka Golaha Amniga Qaranka oo looga hadley...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya
Nairobi: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Kulan kula qaatay Qasriga Madaxtooyada Kenya dhiggiisa dalkaas Mudane William Ruto.
Kulanka labada Madaxweyne ayaa...










