Wararka

Caalamka oo cambaareeyay xasuuqa Israel ay ku heyso dadka gargaar doonka ah

0
Wasaaradaha arrimaha dibadda, kooxaha gargaarka iyo ururada xuquuqda ayaa cambaareeyay xasuuqa foosha xun ee Israa’iil ay ku dishay in ka badan 100 qof oo...

Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo lagu soo dhoweeyay DalkaTurkiga

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa xalay gaaray magaalada Antalya ee dalka Turkiga ,halkaasi oo loogu sameeyay...

XFS oo heshiis la gashay Sanduuqa Horumarinta Beeraha Caalamka

0
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige iyo Wasiirka Beeraha XFS Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ay weheliyaan Wasiiro kale oo...

Howlgal ka dhan ah Khawaarijta oo laga fuliyay gobollada Baay iyo Bakool

0
 Howlgal Qorshaysan oo ay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyed Gaar ahan Guutada 8-aad Qeybta 60-aad ayaa laga Fuliyey deegaano maleshiyada Khawaarijta Ay ku dhuumaaleeysanayeen kuwaasi...

Taliyaha CXD oo xarigga ka jaray Masjid laga hirgaliyey xarunta Taliska guud ee Villa...

0
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa Maanta Xariga ka Jaray Masaajidka Al Xaaji Sheikh Maxamuud  oo laga hirgaliyey Xarunta Taliska...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daahfuray howlgelinta Maxkamadda Xabsiga Muqdisho ee ku yaal KM7

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo daahfuray howlgelinta Maxkamadda Xabsiga Muqdisho ee ku yaal KM7 oo loo dhisay qaab...

Guddoomiye Sacdiyo Yaasiin oo soo xirtay shirka latashiga hay’adaha dowladaha xubinaha ka ah DFS

0
Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar  ayaa maanta soo xirtay Shirka latashiga hay’adaha dowladaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyey shirka isbadalka Cimillada Adduun ee QM

0
Nairobi :- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta khudbad ka jeediyay Meertada 6aad ee Shirka Qaramada Midoobey ee Isbeddelka Cimilada Adduunka...

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo kulan sagootin ah la qaatay danjiraha Turkiga u joogay...

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa kulan sagootin ah kula qaatay danjiraha...

Dagaal qaraar oo ka socda nawaaxiga magaalada Bahir Dar ee dalka Itoobiya

0
Bahir Dar :- Dagaal qaraar ayaa ka socda nawaaxiga Magaalada Bahir Dar ee dalka Itoobiya kaas oo dhexmaraya ciidanka maamulka Ra’isul wasaare Abiy Axmed...