Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka Ergooyinka joogtada ah ee Ururka OIC
Sii hayaha Ergeyga joogtada ah ee Soomaaliya u fadhiya xarunta Ururka OIC ee magaalada Jidda, Cabdiraxiin Cusmaan Cilmi ayaa ka qayb galay shir aan...
Duqa Muqdisho oo furay kulan looga hadlaayo soo jeedinta ku aaddan dhameystrika Dastuurka
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa furay kulan looga hadlayo soo jeedinta ku aaddan dhameystrika Dastuurka Afartiisa...
Taliska nabad gelyada waddooyinka oo Caasimadda ka hirgeliyay tabbeelayaasha jiifka ee nabad-gelyada
Ciidanka Qeybta Guud Nabad-gelyada Waddooyinka (Taraafiko) oo uu hoggaaminaayo Taliyaha Qeybta Guud Nabad-gelyada Waddoyinka S/Guuto; Bishaar Abshir Geeddi ayaa isgoyska shaqaalaha ka hirgeliyay tabbeelayaasha...
Mareykanka oo qeylo dhaan ka soo saaray xadgudubyada xuquuqda aadanaha ee ka socda Itoobiya
USA- Dowladda Mareykanka ayaa qeylo dhaan ka muujisay sii socoshada xadgudubyada ka dhanka ah xuquuqda aadanaha ee ka socda dalka Itoobiya, kuwaas oo laga...
In ka badan 50 khawaarij ah oo lagu dilay howlgalka maalintii 4-Aad ka socda...
Wasiirka kuxigeenka wasaaradda Warfaafinta mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cadaala ayaa sheegay in maalintii 4aad howlgal qorsheysan oo ay iska kaashanayaan Xoogga Dalka iyo kuwa Jubbaland...
Soomaaliya iyo Hindiya oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka iskaashi ee labada dal
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa xafiiskiisa kula kulmay wafdi uu hogaaminayo Xoghayaha Guud ee galbeedka...
Soomaaliya iyo Qadar oo ka wada hadlay iskaashiga arrimaha difaaca
Doxa- Wasiir ku xigenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS mudane, Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa magaalada Doxa ee Caasimadda dalka Qadar kula kulmay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka...
20-qof oo gaajo ugu geeriyootay gobolka Amxaarada ee Itoobiya
Addis ababa: Dagaalada ka socda gobolka Amxaarada ee itoobiya ayaa sababay dhimashada ku dhowaad 20 qof oo gaajo u geeriyooday, xilli abaaro ba’an ay...
Imaaraatka Carabta oo kaalmo raashin ah soo gaarsiiyey Soomaaliya
Hay’adda maareynta musiibooyinka ee SoDMA, ayaa maanta munaasabadd Kooban oo ka dhacday Garoonka Aadan Cade waxa ay dowladda Imaaraadka Carabta kala wareegtay Shixnad gargaar...
Wasiirka Xanaanada Xoolaha XFS oo kulan la qaatay Wafdi ka Socday Hay’adda Cuntada iyo...
Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa XFS oo kulan la qaatay Wafdi ka Socday Hay’adda Cuntada iyo Beeraha ee Qaramada Midoobay ( FAO )
Wasiirka...










