Japan oo dib u bilaabeysa maalgelinta la siiyo hey’adda UNRWA ee Falastiin u qaabilsan...
Japan ayaa qorsheynaysa in ay dib u bilowdo dhaqaalihii ay siin jirtay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan gargaarka qaxootiga Falastiin ka dib markii Israel...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS iyo Danjiraha shiinaha ee soomaaliya oo yeeshay kulan muhiim ah
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdulqadir Maxamed Nuur iyo Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya mudane FEI Shengchao ayaa magaalada Muqdisho ku...
Tartamayaasha Laascaanood iyo Caabud waaq oo u gudbay wareegga 3-aad
Qeybtii hore ee Tartanka bisha Ramadaan ee ay qabatay Warbaahinta Qaranka ayaa xalay ku soo idlaaday 10- dhibcood.oo ay guushii ku raacday Degmada Laascaanood ,halka kooxdii...
Cabdixakiin Axmed oo maanta lagu oofiyey qisasta Wariye Bulxan oo horay uu ugu diley...
Magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud waxaa maanta dil toogasho ah lagu filiyey Cabdixakiin Axmed Cigaal oo laga oofiyay qisasta Allaha u naxariistee Wariye Cabdikariin...
Israel oo cagaf-cagaf ku aasay dad aan hubeysneyn oo ay ku dileen Gaza
Muuqaal ay heshay Aljazeera ayaa muujinaya ciidamada Israel oo tooganaya,isla markaana cagacagaf ku aasaya rag Falastiini ah oo aan hubeysneyn,kuwaas oo ku sugnaa Gaza.
Marxuumiintaasi...
Xildhibaanada BJFS oo loo gudbiyay nuqulka kama danbeysta ee wax ka bedelka Dastuurka KMG...
Kulanka wada-jirka ah ee labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa goor-dhow ka furmay xarunta Villa Hargeysa,kaas oo maanta ah Dib-u-eegista marxaladda 3-aad...
DHAGEYSO:-Warbixin ka hadlaysa wax ka beddelka iyo dib u Eegista Dastuurka
Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa bilaabay ka doodista Arrrimaha la xiriirah Dastuurka ku meel gaarka ah JFS 12-kii bishii Febaraayo ee Sanadkan 2024 Wax-ka...
Bardaale oo u gudubtay sideed dhamaadka tartanka Warbaahinta Qaranka
Tartankaan bisha Ramadaan ee ay qabatay Warbaahinta Qaranka ayaa xalay ku soo idlaaday 14- dhibcood.oo ay guushii ku raacday Degmada Bardaale,halka kooxdii ku tartameysay magaca Degmada...
Ciidanka Taraafikada oo hawlan gurmadka shil gaari oo Muqdisho ka dhacay
Ciidanka ilaalada nabadgalyada Waddooyinka ee Taraafiko ayaa ku howlan gurmadka Shir gaari gabaldhicii Caawa ka dhacay Isgoyska Jubba ee magaalada Muqdisho.
Taliyaha Ciidanka ilaalada waddooyinka...
In ka badan 80 Khawaarij ah oo lagu dilay howlgallo laga fuliyay Mudug, Shabeellaha...
Hawlgalka koowaad; in ka badan 40 Horjoogeyaal iyo maleeshiyaad Khawaarij ah ayaa lagu dilay hawlgal ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka iyo geesiyaasha dadka deegaanka...










