Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay nuqulka rasmiga ah cutubyada dastuurka ee uu meelmariyay Baarlamaanka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay Nuqulka Rasmiga ah ee Wax-ka beddelka cutubyada 1aad, 2aad, 3aad iyo 4aad ee Dastuurka...
Wasaaradda Maaliyadda XFS oo soo saartay fariin ku socota ganacsatada Soomaaliyeed
Fariin ka socota agaasinka Guud ee Dakhliga ee wasaaradda Maaliyadda.
Muwaadiniinta Soomaaliyeed. Agaasinka Guud ee Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda wuxuu ogeysiinayaa muwaadiniinta Soomaaliyeed in la balaariyay...
Guddoomiye Maddaale: ayaa soo xiray tartanka Qur’aan akhriska Gobolka Banaadir
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu soo gaba-gabeenayay Tartanka Quraan Aqriska Bisha Ramadaan...
Shacabka Soomaaliyeed oo soo dhoweeyey dhamaystirka Dastuurka
Shacabka Soomaaliyeed ee ku kala nool gobolada iyo degmooyinka dalka ayaa si weyn u soo dhoweeyey dhamaystirka Dastuurka oo ay meel mariyeen labadda Gole...
Tartamayaasha Degmada Dhahar oo u gudbay wareegga 3-aad
Tartankaan bisha Ramadaan ee ay qabatay Warbaahinta Qaranka ayaa xalay ku soo idlaaday 14- dhibcood.oo ay guushii ku raacday Degmada Dhahar,halka kooxdii ku tartameysay magaca Degmada...
Ra’iisul wasaare Xamse oo ku bogaadiyey Golaha Baarlamaanka ansixinta dhamaystirka Dastuurka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku boggaadiyey Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ansixinta wax-ka-beddelka afarta...
Xukunka Askari dhac geystay oo Abahiis ku soo wareejiyay hay’adaha amniga
Dable Xoogga Axmed Cali Maxamed, Dable Xoogga Cabdiraxmaan Cabdullaahi Cismaan, Dable Xoogga Khaalid Maxamed Sheekh Muuse, Xasan Axmed Xuseen iyo Maxamuud Daahir Maxamed oo...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku Bogaadiyey Golaha Baarlamaanka Ansixinta dhamaystirka Dastuurka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku bogaadiyey Guddoonka iyo Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ansixinta qabyo-tirka cutubyada 4-ta...
Meel marinta afarta Cutub ee Dastuurka iyo Guullaha is daba jooga ah ee DFS
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa cod aqlabiyad leh ku meel mariyey afarta cutub ee dib u eegista, wax ka badelka iyo dhameystirka Dastuurka.
Tallaabadan taariikhiga ah...
Baarlamaanka oo Cod aqlabiyad ah ku ansixiyey dhamaystirka Dastuurka
Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta meel mariyey dhamaystirka Dastuurka oo soo maray marxallado kala duwan,xubnaha labadda gole ayaa saaka subaxnimadii hore ba iska...










