Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Xafiiskiisa ku qaabilay madaxa guud ee hey’adda Save the Children
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxa guud ee hey’adda Save the Children, Ms Inger Aishling,...
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya oo qaabilay Siihayaha safaaradda Suudaan ee Soomaaliya
wasiirka wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo axad ah ku qaabilay...
Wasiirka Amniga gudaha XFS oo kulan la yeeshay safiirka UK ee Soomaaliya
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) oo la kulmay Danjiraha Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Mudane Mike Nithavrianakis,...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo qaabilay Agaasimaha Guud ee xafiiska Ururka Iskaashiga Islaamka
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta oo Axad ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Agaasimaha...
𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫 𝐤𝐮 𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭ay 𝐰𝐚𝐤𝐢𝐢𝐥𝐤𝐚 𝐔𝐍𝐈𝐂𝐄𝐅 𝐞𝐞 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soonaaliya Xill Dr. Mohamed Hassan Mohamed ayaa kulan la qaatay wakiilka UNICEF ee Soomaaliya...
Ciidanka qaranka oo kaashanaya Saaxiibada Caalamiga ayaa dilay in ka badan 20 Khawaarij ah
In ka badan 20 Khawaarij ah oo ay ku jiraan saddex horjooge ayaa lagu laayay tiro intaasi ka badanna waa lagu dhaawacay hawlgal ay...
7 carruur ah oo ku dhintay dab qabsaday cisbitaal ku yaalla Hindiya
Ugu yaraan toddobo caruur ah ayaa ku dhintay dab ka kacay isbitaal carruurta lagu xanaaneeyo oo ku yaalla caasimadda Hindiya, sida uu sheegay sarkaal...
Wafdi ka socda Baarlamaanka JFS iyo xubnaha guddiga fulinta ururka midowga baarlamaanada carabta oo...
Wafdi ka socda Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu hogaaminayo Xildhibaan Saciid Maxamed Maxamuud oo xubin ka ah guddiga fulinta ururka midowga baarlamaanada carabta...
Booliska Hirshabeelle oo la siiyay tababar ku saabsan baarista faraha
Danbi-baarayaasha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa waxaa usoo dhamaadey tababar socday muddo shan maalmood ah oo ku saabsanaa baaritaanka faraha iyo...
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Kenya oo Muqdisho lagu soo dhaweeyey
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) oo ay wehliyaan Wasiirro, Xildhibaanno iyo masuuliyiin ka tirsan hey’adaha Dowladda, ayaa Muqdisho...










