Wararka

Madaxweyne Xasan oo abaalmarinno guddoonsiiyey Tartameyaasha kaalmaha hore ka galay Tartanka Qur’aanka JFS

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka waxa uu afur ku maamuusay Tartameyaasha Quuraanka Kariimka ah, iyadoo...

Hawlgal qasaare lagu gaarsiiyey Khawaarijta oo ka dhacay gobolka Mudug

0
Xarardheere: Ciidanka xoogga dalka, dadka deegaanka iyo maamulka degmada Xarardheere oo is kaashanaya ayaa galabta deegaanka Bacadka Faarax Aadan ku weeraray Khawaarij ku dhuumaaleysaneysay,...

Guddiga dib u eegista dastuurka BFS oo kala wareegay Guddiga madaxa bannaan ee Dastuurka...

0
Guddiga dib u eegista iyo La-socodka Hirgelinta Dastuurka ee Baarlamaanka JFS ayaa maanta kala wareegay Guddiga madaxa bannaan ee Dastuurka KMG ah soo-jeedinnada nuqulka...

Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka oo ansixiyay qaraarka buuxinta Kuraasta bannaan

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka 16-aad ee Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka. Ajandaha kulanka ayaa...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo furay shir u dhexeeya dowladda Soomaaliya iyo Bankiga horumarinta Afrika

0
Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta furay shir muhiim ah oo u dhexeeya Dowladda Soomaaliya iyo Bankiga horumarinta Afrika, shirkaas oo...

Khawaarijta oo macallin qur’aan ku dishay Hiiraan

0
Jalalaqsi- Khawaarijta ayaa deegaanka Shaw ee Gobolka Hiiraan ku dilay Allaha unaxariistee macallin Cabdulqaadir Xasan Ilkacase oo maalmo ka hor ay ka Afduubteen meel...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Feseraalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiikiisa ku qaabbilay Ergeyga Gaarka ah ee Shiinaha u qaabbilsan Geeska Afrika, Danjire...

Ceeldheer oo u gudubtay sideed dhammaadka tartanka Warbaahinta Qaranka

0
Tartankaan bisha Ramadaan ee ay qabatay Warbaahinta Qaranka ayaa xalay ku soo idlaaday 10- dhibcood.oo ay guushii ku raacday Degmada Ceeldheer,halka kooxdii ku tartameysay magaca Degmada...

Muqdisho oo lagu qabtay munaasabadda habeenka Qurba Joogta

0
Kulanka Habeenka Qurbe joogta Soomaaliyeed oo ay ka soo qeyb galeen Wasiir ku xigeenka Wasaaradda arrimaha dibedda, Xildhibaano, ururada bulshada rayidka qurbe joogta iyo...

Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka iyo kuwa dowlad gobaleedyada oo shiryeeshay

0
Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka oo shir la yeelatay madaxda Hay’adaha Qaxootiga iyo Barakacayaasha Maamul Gobaleedyada iyo Gobalka Banaadir. Shirka oo ku qabsoomay qaab...