Wasiirka qorsheynta oo qaabilay wafdi ka socda Bangiga horumarinta Afrika
Wasiirka Qorsheynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa maanta kulan la qaatay wafdi ka socday Bangiga...
Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka oo qaabilay danjiraha UK
R’iisul wasaare ku xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Saalax Jaamac ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Mudane Mike Nithavrianakis,...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Safiirka Turkiga u jooga Soomaaliya
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Turkiga ee u qaabilsan Soomaaliya...
Taliyaha Ciidanka dhulka oo sheegay in ay laba laabi doonaan howlgallada lagu baacsanayo khawaarijta
Taliyaha Ciidanka dhulka Gen; Dayax Cabdi Cabdulle ayaa safar kormeer iyo dhiiri gelin Ciidanka ah ku tagay Saldhigga Ciidamada Xoogga dalka degmada Afgooye ee ...
Soomaaliya iyo QM oo ka wada hadlay arrimaha doorashooyinka dalka
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federeraalka iyo dib u heshiisiinta XFS mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Agaasimaha Kooxda Iskudhafka ah ee Taageerada...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabbilay Safiirka Turkiga u jooga Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Mudane Alper...
Boqolaal qof oo cudurka duumada ugu dhimatay Itoobiya
Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabbilsan isku xirka arrimaha bini’aadantinimada ee OCHA ayaa sheegay in 764 qof ay ugu dhinteen cudurka duumada bishii February oo...
Soomaaliya iyo Aljeeriya oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dowladood
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya mudane, Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa kulan kula qaatay Xafiiskiisa Nairobi danjiraha dalka Aljeeriya isla markaana qaabbilsan arrimaha Soomaaliya,...
Tartamayaasha Xamarweyne oo u gudbay wareegga 3-aad
Tartankan bisha Ramadaan ee ay qabatay Warbaahinta Qaranka ayaa xalay ku soo idlaaday 12- dhibcood oo ay guushii ku raacday Degmada Xamarweyne,halka kooxdii ku...
Hay’adda SoDMA oo gargaar u dirtay Jubbaland
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA, ayaa maanta Shixnad gargaar ah oo gaaraysa 4,000 oo tan u dirtay dowlad goboleedka Jubbaland, waxana doonidaan...










