Wararka

UNICEF: Ku dhowaad 10 Milyan oo Carruur Ethiopian ah ayaa waxbarasha la’aan soo wajahday

0
Colaadaha iyo dagaalka aan kala joogsiga lahayn ee uu maamulka Abiy Axmed geliyay goboladaha kala duwan ee dalka Itoobiya ayaa sababy in carruurta dalkaas...

Wasaaradda Xajka Sacuudiga oo hakisay bixinta rukhsadaha Cumrada

0
Wasaaradda Xajka iyo Cumrada Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa ku dhawaaqday in la hakiyay bixinta rukhsadaha Cumrada ee loo marayo codsiga waxa loo yaqaano Nusuk,...

Howlgallo ka dhan ah Khawaarijta oo laga fuliyay gobolka Shabeellaha dhexe

0
Ururka 161.aad guutada 16-aad kumandoska danab iyo Horinta gawarida gaashaman ee CXDS ee Xoogga dalka ayaa Howlgal Qorsheysan ka fuliyey degaanno hoostaga degmada Ruun...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kula qaatey Madaxweynaha Jubbaland

0
Guddoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyada Federalka Soomaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hoygiisa kulan kula qaatey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo qaabilay Kuxigeenka Wakiilka Qaramada Midoobey ee JFS

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa shalay oo Arbaco ah, ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho,...

Wasiir Axmed Fiqi oo soo bandhigay nidaam cusub oo dhejitaal ah

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa daaha ka qaaday nidaam cusub oo “degital” ah oo howlaha Wasaaradda lagu...

Wasiirka shaqada oo Dalka Qatar uga qayb galay shir ku saabsan arrimaha shaqaaha muhaarijiinta...

0
Dooxa: Wasiirka shaqada iyo arrimaha Bulshada xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa magaalada Doha ee dalka Qatar...

Wasiirka arrimaha dibadda oo qaabilay safiirka Yeman

0
Wasiirka arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Arbaco ah, ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho,...

Wasiirka Kalluumeysiga oo la kulmay dhigiisa dalka Cumaan

0
Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xassan Aadan oo booqasho shaqo oo rasmi ah ku jooga...

Wasiirka gaashaandhigga oo wasaaradda ku qaabilay safiirka Ruushka

0
Wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga XFS mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ku qaabilay Danjiraha Ruushka u fadhiya Soomaaliya, Danjire Mikhail Golovanov ayaa kala...