Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay Shirka Madaxda Afrika iyo Bangiga Adduunka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Shirka Madaxda Afrika iyo Bangiga Adduunka ayaa soo bandhigay qorshaha dowladda Soomaaliya ee...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo shirguddoomiyey kulan looga hadlayey hannaanka sugidda badqabka cuntada Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumaadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan gaara kaasi oo looga hadlaayey hannaanka sugidda badqabka cuntada Soomaaliya.
Ra’iisul Wasaaraha...
Taliyaha ciidanka dhulka XDS oo Muqdisho tababar ugu furay Saraakiil ka tirsan ciidanka
Taliyaha ciidanka dhulka XDS Gen Dayax Cabdi Cabdulle ayaa maanta magaalada Muqdisho Tababar uga Furay Sarakiil Ka Tirsan qaybaha iyo Guutooyinka Ciidanka Dhulka Xoogga...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo soo xiray Aqoon is-weydaarsi ku saabsan doorka warbaahinta ee hannaanka...
Kulan aqoon isweydaarsi ah oo looga hadlayey doorka warbaahinta hey’adaha dowladdu ay ka qaadan karaan hirgelinta Hannaanka casriyeynta Dowladdnimada iyo sidii farriimaha dowladda looga...
𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐨𝐨 𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐝𝐚𝐚𝐡-𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐌𝐚𝐬𝐡𝐫𝐮𝐮𝐜 𝐜𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐨𝐨 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐡𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐚𝐲𝐨 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐤𝐚.
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee XFS ayaa munaasabad ka dhacday Safaaradda Boqortooyada Ingriiska ku daahfuray Mashruuca Better Lives oo socon doona mudo labo sano ah...
Saadaasha hawada iyo digniino ku saabsan Isbeddelka Cimilada (WARBIXIN)
Roobabkii guga ayaa si rasmi ah uga curtay deegaanno badan oo dhaca gobollada Dalka Soomaaliya, kadib markii maalmihii u dambeeyay ay jireen xaalado daran...
Ciidanka Xoogga oo Howlgal ka dhan ah khawaarijta ka sameyay degaanno katirsan Gobolka Hiiraan
Hiiraan;-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed ayaa howlgallo ka dhan ah kooxda khawaarijta ka sameeyey degaanno hoostago Degmada Bulaburte ee Gobolka Hiiraan.
Howlgalkan ayaa lagu baadi goobayay...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo guddoomiyaya Shir looga hadlayay dar-dargalinta Amniga Caasimadda
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa guddoomiyay kulan loogu hadlaayay dar-dargelinta Amniga Caasimadda Muqdisho.
Kulankaan oo uu goobjoog...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Nairobi si uu uga qeybgalo shirka madaxda Afrika iyo...
Nairobi- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh, ayaa gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya si uu uga qayb-lgalo Shirka IDA21 ee Madaxweynayaasha Afrika...
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda UNDP ee Soomaaliya
Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cali Yuusuf Cali Xoosh iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Mudane Cabdixakiim Ashkir ayaa...










