Wararka

Ra’iisul wasaaraha XFS oo kulan la qaatay qaar ka mid ah haweenka Soomaaliyeed

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la qaatay qaar kamid ah haweenka Soomaaliyeed oo matalayay ururrada bulshada, haweenka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka mahadceliyay kaalintii Jamhuuriyadda Jabuuti ee geeddi-socodka nabadda Soomaaliya

0
Carta:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey Munaasabadda Xuska 25-guurada Shirweynihii Nabadaynta Soomaaliyeed ee Carta ayaa xusay doorkii taariikhiga...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo dhiggiisa dalka Jabuuti oo si wadajir ah xarigga uga jaray...

0
Jabuuti:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta si wadajir...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo booqday xarunta Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka

0
Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa booqday xarunta Guddiga madaxa banaan...

Wasiirka Beeraha oo magacaabay guddi dabagal ku sameeya halka laga keeno cuntooyinka tayadoodu liidato

0
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS, Mudane Xil.Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa magacaabay hawl-wadeeno dabagal shaqo ah oo lagu amray in ay muddo kooban...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Jabuuti

0
Jabuuti:-  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si weyn loogu soo dhoweeyey Dalka aan walaalaha nahay ee...

Soomaaliya iyo Finland oo iska kaashanaya amniga socdaalka

0
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa kulamo iyo booqasho saddex maalmood socotay ku martigelisay magaalada Muqdisho wafdi heer sare ah oo ka socda dowladda...

Ra’iisul wasaare Xamse oo ka qaybgalay xuska 102-aad ee aas-aaska Jamhuuriyadda Turkiga

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre oo ka qaybgalay xuska 102-aad ee aas-aaska Jamhuuriyadda Turkiga oo lagu qabtay xarunta Safaaradda...

Wasiirka Hawlaha guud oo soo xiray kulan ku saabsan qiimaynta Mashruuca Nagaad oo Nairobi...

0
Nairobi: Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta XFS, Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa magaalada Nairobi ku soo xiray shir looga hadlaayay dib-u-eegista waxqabadka...

Wasiirka Cadaaladda oo furay kulanka Xeerarka Cadaaladda iyo Garsoorka

0
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa maanta furay kulanka wadatashiga ee labada xeer ee Hindise Sharciyeedka Xeerka...