Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay boqorka Norway

0
Oslo: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qasriga boqortooyada ee Oslo kulan kula qaatay Boqorka Norway,Boqor Harald V. Kulanka madaxweyne Xasan Sheekh...

Wasiir Biixi oo daah-furay shirka dib-u-habeynta maaliyadda ee dowladda Soomaaliya iyo IMF

0
Wasiirka wasaaradda maaliyadda xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta daah-furay shirka dib-u-habeynta maaliyadda ee dowladda Soomaaliya iyo hay’adda lacagta Adduunka ee...

Ciidanka xoogga dalka oo hawlgal sifeyn ah ka sameeyey Ruunirgood

0
Ruun-nirgood: Ciidanka xoogga dalka iyo geesiyaasha dadka deegaanka ayaa hawlgal sifayn ah ka sameeyay degmada Ruunirgood iyo deegaannada hoostaga ee gobalka Shabeellaha dhexe. Hawlgalladaan sifaynta...

Taliyaha Ciidanka Lugta oo gaaray degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud

0
Taliyaha Ciidanka Lugta ee Xoogga Dalka General Dayax Cabdi Cabdulle ayaa gaaray Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud. Taliyaha oo Kormeeray goobahii lagu jebiyay Khawaariijta iyo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ugu hambalyeeya geesiyaasha Xoogga Dalka guulaha ay ka gaareen dagaalka...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ugu hambalyeeyay ciidamada geesiyaasha Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo ciidamada Jubbaland guusha ay ka gaareen...

35,307 arday oo dhigata 656 iskuul ayaa maanta u fariisatay Imtixaanka Fasalka 8-aad ee...

0
Ku simaha Guddoomiyaha G/Banaadir, ahna guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh), ayaa maanta si rasmi ah u daah furay qaadista...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo guddoomiyay shirka Guddiga joogtada ah iyo kan Wakiiladda Jubbaland

0
Kismaayo: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa shir guddoomiyay kulan Magaaladda Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee Dowlad...

Wasiir Roobow: Ummadda Soomaaliyeed waxaan u sheegaa ogaada Xajku dalxiis ma ahan

0
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS Mukhtaar Roobow Cali oo magaalada Makkah Almukaramah kula kulmay Ma’suuliyiinta shirkadaha adeegga Xajka iyo xubnaha guddigga Bicisada ee...

Madaxda Wasaaradda Warfaafinta oo ka tacsiyadeysay geerida Farxiya Samaan

0
TACSI:- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Daauud Aweys Jaamac, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar Al-Cadaala, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda...

Xubnaha guddiga Maalmaha Xorriyadda oo kawada hadlay qorshaha u diyaar garowga todobaadka Xorriyadda

0
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS ahna Guddoomiyaha Guddiga Maalmaha Xorriyadda ee 26 Juunyo iyo 1-da Luulyo mudane Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh...