Wasiir Beenebeene “Dowladda waxa ay wadaa mashruuc lagu taageerayo 1 milyan oo barakacayaal”
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ahna guddoomiyaha Golaha Horumarinta Qaranka, Mudane Maxamuud C. Sheekh Faarax (Beenebeene) oo ka hadlay Shirka...
Shirka Madasha Wadatashiga Golaha Horumarinta Qaranka oo lagi qabtay Muqdisho
Shirka Madasha Wadatashiga Golaha Horumarinta Qaranka (National Development Council) ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Shirka waxaa guddoomiyay Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha...
Taliska Booliska oo Faahfaahin hordhac ah ka bixiyay qaraxii ka dhacay Boondheere
Afhayeenka ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gaashaanle Cabdifitaax Aadan Xasan oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in gaari ay waxyaabaha qarxa khawaarijta ka soo buuxisay...
Madaxweynaha Masar oo warqadaha Aqoonsiga danjirannimo ka guddoomay safiirka cusub ee Soomaaliya
Cairo- Madaxweyne dowladda Masar Mudane Abdel Fattah El-Sisi ayaa maanta oo axad ah warqadaha Aqoonsiga danjirannimo ka guddoomay Safiirka Cusub ee Soomaaliya ee Masar...
Xildhibaan Maxamed Islow: “Waa in ay noo kala soocnaato naceybka mas’uulka xilka haya iyo...
Wasiirkii hore amniga Gudaha Xildhibaan Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa sheegay in ay tahay wax laga xumaado fariimaha dhiirri gelinta u ah kooxaha Khawaarijta...
Shirka Qiimeynta mashariicda dalka ka socota oo Muqdisho ka furmay
Wasiirka Qorshaynta, Maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Beenebeene oo ka hadlay furitaanka shirka qiimeynta mashaariicda dalka ka socota ayaa...
Soomaaliya iyo Talyaaniga oo iska kaashanaya maaraynta khataraha musiibooyinka
Rome- Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka ee SoDMA, Maxamuud Macallin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho shaqo oo hal toddobaad ah ku tagay xarunta...
Shirka hoggaaminta bahda cadaaladda oo maalintii labaad ka socda kismaayo
Waxaa maalintii labaad galay aqoon isweydaarsiga ku saabsan hoggaaminta wax ku oolka ah ee hoggaanka sare ee bahda Cadaaladda iyo Garsoorka Soomaaliya oo shalay...
Xeer Ilaaliyaha Qaranka: “Waa in si deg deg ah warbixin looga keenaa wixii ka...
-Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa taliska ciidanka Asluubta Soomaaliyeed faray in looga baahan yahay in ay warbixin dhameystiran ka...
Madaxda dunida oo cambaareeyay isku day dil oo lala beegsaday Donald Trump
Hogaamiyayaasha dunida ayaa taageero u muujiyay madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka Mr.Donald Trump, ka dib markii la isku dayey in lagu khaarajiyo isu soo...










