Wararka

Wasaaradda arrimaha dibadda oo ganacsatada kala shaqaynaysa ka faa’iideysiga suuqa EAC

0
Wasiir-Dowlaha Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Cumar, ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay hoggaamiyeyaasha ganacsiga Soomaaliyeed, kuwaas oo ay ka...

Wasaaradda cadaaladda iyo Dastuurka oo ka jawaabtay hadallo ka yimid Xildhibaanada qaarkood

0
Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay ka jawaabeysaa hadallo dhawaan ay jeediyeen qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arimaha Gudah oo Kulan Wadatashi ah la yeeshay qaar ka...

0
Muqdisho (Wargeyska Dalka):-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Cilmi ayaa Kulan Wadatashi ah la yeeshay qaar...

Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad kale oo khawaarij ah oo lagu dilay Degmada Kuunya Barrow

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Jamhuuriyadda  Federaalka Soomaaliya, mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa sheegay in Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA,...

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Dekedaha iyo Badda ee XJFS oo soo dhoweyn u sameeyay Wafdi...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdulqaadir Dhucle, ayaa Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ku...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo qaabilay Wafdi Heerkiisu Sareeyo oo ka socda Dowladda Turkiga

0
Muqdisho (Wargeyska Dalka): Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa Maanta Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚, 𝐨𝐨 D𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱 D𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 D𝐡𝐢𝐬𝐚𝐦𝐚𝐡𝐚 X𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 D𝐡𝐞𝐱𝐞 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚

0
Muqdisho(Wargeyska Dalk): -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Maanta si rasmi ah u Dhagax-Dhigay Dhismaha Cusub ee Xarunta Dhexe...

Xildhibaannada BJFS oo Ansixiyey Hindise-Sharciyeed Amniga Saybarka Dalka Soomaaliya

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo Maanta kulan yeeshay ayaa Ansixiyey Hindise-Sharciyeedka Amniga Saybarka Dalka Soomaaliya. waxaana oggolaaday 144 xildhibaan,...

Guddoonka Golaha Shacabka oo Kulan la qaatay Guddiyada Dib-u-Eegista Dastuurka Dalka

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), oo ay wehliyaan Guddoomiye Ku-xigeennada koowaad iyo labaad ee...

Shirka Maalgelinta Caafimaadka Soomaaliya oo ka furmay magaalada Nairobi

0
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Cali Xaaji Aadan, ayaa si rasmi ah u furay shir heer sare ah...