Madaxweyne Xasan Sheekh: “Midnimo Soomaaliyeed waxay ku xiran tahay wadajirka Culumaa’udiinka Soomaaliyeed”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo casho sharaf ku maamuusay Culumaa’udiinka ka qayb galay Shirweynaha Labaad ee Culumaa’udiinka Soomaaliyeed ayaa soo...
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo soo xiray Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo soo xiray Shirweynaha labaad ee culimada Soomaaliyeed oo looga hadlayey midnimada culimada, ayaa...
Safiirka Soomaaliya ee Masar oo kulan mira dhal ah la qaatay dhiggiisa dalka Ciraaq
Cairo– Safiirka J.F.S ee Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Cali Cabdi Awaare ayaa maanta ku soo dhaweeyay xarunta Safaaradda...
Danjire Maxamed oo la kulmay Agaasimaha Guud Waaxda Afrika ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Serbia
Belgrade– Safiirka Soomaaliya ee dalka Serbia Danjire Maxamed Cabdullaahi Axmed ayaa maanta waxa uu kulan shaqo la yeeshay Agaasimaha Guud ee Waaxda Afrika iyo...
Carruurta ay ka geeriyoodeen Shuhaddadii naftooda u huray Qaranka oo la dhiirigeliyay
Munaasabad lagu dhiira-galinayay carruurtii ay ka geeriyoodeen Allaha u naxariistee shuhadadii naftooda u huray Difaaca Qaranka ayaa maanta lagu qabtay xarunta Safaaradda Turkiga ee...
Guddiga Joogtada Golaha Shacabka oo ka arrinsaday howlaha hortebinta u leh Golaha
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe (Madoobe) oo ay wehliso Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka...
Sheekh Maxamuud Sheekh Cabdulbaari oo baaq u jeediyay Culimada Soomaaliyeed
Sheekh Maxamuud Sheekh Cabdulbaari oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed ee ka qeyb galay shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo maalintii afaraad galay ayaa ugu baaqay...
Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay dilka Ismaaciil Haniya
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay cambaareynaysaa dilka maamulka Israa’iil uu u geystay hogaamiyihii xafiiska siyaasadda ee Xamaas Ismaaciil Haniya, allaha u naxariistee, kaas oo ka...
Ra’iisul wasaare Xamse oo kormeer ugu tagay ciidanka Danab ee Jubbaland ka hawlgala
Kismaayo: Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho dhiirigelin iyo bogaadin ah ugu tagay ciidamada kumaandooska Danab ee ka...
Sheekh Xamdi “Marka Culumadu ay heshiiyaan, tafaraaruqa dhexdooda ay iska saaraan wax badan ayaa...
Sheekh Xamdi oo ka mid ah culumada ka qeyb galeysa shirweynaha culumada Soomaaliyeed ee maanta labaad ka socda magaalada Muqdisho ayaa sheegay in shirka...










