BADDA SOOMAALIYA WAA LAMA TAABTAAN OO BIYO KAMA DHIBCAAN AH
Taariikhda waxay noo sheegeysaa in labada cadow ee dalka soomaaliya leeyahay yihiin deriskeeda kuwaasoo weli heysta dhul soomaaliyeed qarnigaan 21aad dunida.
Keennee hadlaba oo siyaasi...
Mas’uuliyiin isbitaallada Muqdisho ku booqday dadkii waxyeelada ka soo gaartay weerarkii khawaarijta
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale oo uu wehliyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...
Ciidamada Ammaanka oo soo afjaray weerarkii khawaarijta ee Xeebta Liido
Ciidamada Ammaanka ayaa soo afjaray weerar ay kooxaha Khawaarijta ku soo qaadeen shacab ku waqti ku qaadanayay xeebta Liido ee magaalada Muqdisho.
Ciidamada ayaa toogtay...
Khawaarijta oo weerar ku qaaday goob ay ku sugnaayeen dad shacab ah
Kooxda ka tirsan Khawaarijta arxanka daran ayaa weerartay dad shacab ah oo ku sugnaa xeebta Liido ee degmada Cabdicasiis.
Ciidamada Amniga ayaa wada hawlgal isugu...
Safiirka Soomaaliya ee Serbia oo kulan la yeeshay Wasiirka Iskaashiga Caalamiga ee Dowladda Serbia
Belgrade: Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Serbia Danjire Maxamed Abdullahi Axmed ayaa maanta kulan Laba-geesood ah la qaatay Wasiirka Iskaashiga Caalamiga,...
Wafdi ka socda Taliska Guud ee Ciidanka Jabuuti oo booqasho ku yimid magaalada Muqdisho
Wafdi ka socda Taliska Guud ee Ciidanka Jamhuuriyadda Jabuuti oo uu hoggaaminayo S/Guuto Cabdiraxmaan Cabdi Dhimbil, qeybna ka yihiin Madaxa Howlgelinta ciidanka Jabuuti iyo...
Deeq xoolo ah oo maanta la gaarsiiyay ciidanka dowladda iyo kuwa deegaanka ee Ceeldheer
Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ee ku sugan degmada Ceeldheer ayaa maanta helay deeq xoolo ah oo ay soo gaarsiiyeen xildhibaanno ka soo...
Wasiir Caddaalla oo dhiirigaliyay sameynta urur ay ku mideysan yihiin Soomaalida Belgium
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala ayaa khadka isgaarsiinta kaga qeybgalay xaflad lagu maamusaatey daahfurka urur ay ku...
Taliye Sulub”Waan ku faraxsanahay in aan la kulmo Boliiska iyo Bulshada oo halgoob wax...
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/guuto Sulub Ahmed Firin oo la hadlay qaar kamid ah ciidanka iyo ururada bulshada oo loo qabtay tababar aqoon kororsi...
Turkiga” Israa’iil waxay dooneysaa in dagaalka Qaza uu ku fido gobolka
Hoggaamiyaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan oo taleefoon kula xiriiray madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in dilka Israa’iil ee hoggaamiyaha Xamaas uu dhaawac weyn...










