Wararka

Maxkamada Sare Ciidamada oo xukun ku riday Eedaysanayaal loo haystay dilka Guddoomiyihii Mareereey

0
Maxkamadda sare ee Ciidamadda Qalabka sida ayaa xukuno kala duwan kasoo saartay kiiska Daadir Cali Cusmaan & Cabdullaahi Cali Cusmaan oo loo heysto dilka...

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS oo boogaadiyay tallaabo la isugu soo dhaweynayo bulshada iyo mudanayaasha...

0
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa booqday Xafiiska Dadweynaha ee Xildhibaan Guuleed Biixi Cabdi oo ay ku xiran yihiin dadweynaha Soomaaliyeed...

Guddoomiye Madaale oo kormeer dhiiragelin ah ugu tagay cutubyo ka tirsan Ciidamada Amniga

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kormeer dhiiragelin ah ugu tagay cutubyo ka tirsan Ciidamada Amniga ee...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo soo bandhigay Guulaha Xukuumadda Dan Qaran oo Jirsatay Labo Sano

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb-galay kulan dadweyne oo su’aallo lagaga waydiinayey waxqabadka Xukuumadda DanQaran oo jirsatay labo...

Siihayaha Safaaradda Soomaaliya ee Uganda iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Uganda oo kulan muhiim ah...

0
Kampala– Siihayaha Safaaradda Soomaaliya ee dalka Uganda Mudane Cabdilatiif Maxamuud Cali ayaa maanta kulan kula qaatay Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Uganda Wasiirka Arrimaha...

Talisyada Ciidanka Soomaaliya iyo Uganda oo ka wada hadlay xoojinta la dagaallanka khawaarijta

0
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin oo ay wehliyaan Taliyaha Ciidanka Dhulka Jeneraal Dayax Cabdi Cabdulle, iyo saraakiil kale ayaa...

Wasiir Fiqi oo daah-furay Maktabadda buugaagta ee Machadka Diblomaasiyadda

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Maktabadda buugaagta ee Machadka Diblomaasiyadda,...

Guddiga Arrimaha Dibadda ee Golaha Shacabka oo doortay guddoomiyaha cusub ee guddiga

0
Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa ka qeyb galay kulan guddiga arrimaha dibadda iyo iskaashiga...

Horin ka tirsan Banda Musikada Booliska oo tababar loogu soo xiray Akadeemiyada Gen. Kaahiye

0
Taliye xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaliyeed S/Guuto Cismaan Cabdullaahi Maxamed (Kaniif) ayaa tababar usoo xirey horin ka tirsan Banda Musikada Booliska kuwaas oo muddo tababar...