Wararka

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo kulan Duco ah u qabatay Marxuum Maxamed Cali Xaamud

0
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ayaa maanta oo ah Sabti, kulan duco ah u qabatay Allah u naxariistee, Marxuum Maxamed Cali Xaamud, oo...

Ciidanka Ammaanka oo soo gabagabeeyey howlgalkii ka socday Xabsiga Dhexe

0
Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa soo gabagabeyay howlgalka maxabiis ka dhex dagaalantay Xabsiga Dhexe ee Xamar, waxaana la toogtay 5 nin oo isku dayey inay...

Xildhibaanada golaha shacabka BJFS oo maanta ka doodaya hindise sharciyeedyo muhiim ah

0
Xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka doodaya dhismaha hay’adaha madaxa bannaan ee aan miisaaniyadda lahayn. Kulanka oo uu shirgudooominaya guddoomiyaha golaha...

Tababar Muqdisho uga furmay madaxda qeybaha iyo hawlwadeenada Warbaahinta Qaranka

0
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale ayaa furay tababarkan oo ay ka qeyb galayaan 35...

DF oo Ceel-biyood iyo adeegyo kale oo Bulsho ka hirgelisay deegaan laga xoreeyay Khawaarijta

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ceel biyood iyo adeegyada kale ee bulshada ah ka hirgelisay deegaanka Waab-weyn ee gobolka Hiiraan oo ka mid ah goobihii...

Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga oo ka warbixiyay Kalluumeysiga Sharci darrada ah

0
Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Xasan Aadan ayaa wareysi uu siiyay warbaahinta Qaranka ku sheegay in ay Dowladda Federaalku qaaday dagaal xoog...

Saraakiil ka tirsan Boliiska Soomaaliya oo tababar loogu soo xiray dalka Masar

0
Magaalada Qaahira ee dalka Masar waxaa lagu soo gebagebeeyay tababar lagu baranayay la dagaalanka Khawaarijta oo loo qabtay Saraakiil ka socotay Booliiska 36 dal...

Warbixinta waxqabadka todobaadlaha ah ee dowladda

0
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo si rasmi ah u furay Kalfadhiga 5aad ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya. 2- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Asmara...

Safiirka JFS ee dalka Shiinaha oo ka qeyb galay shirka horumarinta iyo waxqabad wadaagga...

0
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Shiinaha Danjire Cawaale Cali Kullane, ayaa magaalada Beijing uga qeyb galay shirweynihii labaad ee madasha horumarinta iyo waxqabad...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay dhiggiisa Masar

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Masar Badr Cabdulcaadi...