Wararka

Dowladda Soomaaliya oo Markii Ugu Horreysay Ka Qayb Gashay Shirka Xuquuqda Aadanaha ee Ururka...

0
Bishoftu, Ethiopia(Wargeyska Dalka):- Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka qayb gashay Shir-Sanadeedka Dalladda Hay’adaha Xuquuqda Aadanaha ee Waddamada Urur Gobolleedka IGAD oo ka...

Xulka Qaranka Soomaaliya Oo Natiijo Muhiim ah ka Helay Ciyaartii Isreeb reebka Qaramada Afrika

0
Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta, ayaa galabta ciyaaray kulan muhiim ah oo qeyb ka ah isreeb-reebka hordhaca ah ee tartanka Qaramada Afrika...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Roma kaga qeybgalay shirka Taliyayaasha Ciidamada Dhulka ee Afrika

0
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Somaliyeed Sareeye guuto Sahal Cabdulahi Cumar ayaa magaalada Rome ee Dalka Talyaaniga kaga qayb galay shirka Taliyayaasha Ciidamada Dhulka...

Xafiiska Hay’adda NIRA oo laga furay gudaha Safaaradda Soomaaliya ee Kenya

0
Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle iyo Maareeyaha Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka ee NIRA Cabdiweli Cali Cabdulle ayaa xarunta Safaaradda...

Xulka K/Cagta Qaranka oo galabta la kulmaya dhiggooda Mauritius

0
Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa ku jira diyaar garowgii ugu dambeeyay ,iyagoo galabta kulan muhiim ah 4:00 PM xilliga Geeska Afrika...

“Haa waan joojin karnaa” oo hal ku dhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta...

0
Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada  XFS,Ururka Dhaqaatirta iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu talagalay xuska maalinta Qaaxada Adduunka...

Wasiirka Ganacsiga XFS, Oo Ka Qaybgalay Shirweynaha 14aad Ee Wasiirrada Ururka Ganacsiga Adduunka.

0
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal  Maxamed Xasan, ayaa ka qayb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada Ururka Ganacsiga Adduunka (14th World...

Hay’adda NISA Oo Howlgallo Qorsheysan Ku Dishay Horjoogeyaal Sare oo Khawaarijta Ka Tirsan

0
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka Khawaarijta iyo argagixisada caalamiga ah...

Taliyaha Booliska Soomaaliyeed oo shir guddoomiyay kulanka Amniga iyo Horumarinta Ciidanka

0
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa shir guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaannada, qeybaha iyo fadhiyada madax-bannaan, kaas oo looga...

Ciidamada Xoogga Dalka oo kaashanaya ciidamada AUSSOM OO jab gaarsiiyay maleeshiyaadka Khawaarijta.

0
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo isku dayay inay weerar ku...