Wararka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo maanta daahfuray Qorshaha Qaran ee Wadiiqooyinka Xalka Waara

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta daahfuray Qorshaha Qaran ee Wadiiqooyinka Xalka Waara. Qorshahan ayaa la doonayaa in Hal...

Dagaal beeleedyo ka dhacay qeybo ka mid ah Shabeellada hoose oo xal laga gaaray

0
Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha hoose Maxamad Ibraahim Barre ayaa sheegay in xal laga gaaray dagaal beeleedyadii ka dhacay deegaannada Numbar 50 iyo Bariirre ee Gobolka...

Ciidanka xoogga dalka oo howlgallo ka fuliyay Shabeellada dhexe iyo Galgaduud

0
Ciidanka XDS ayaa howlgal guuleystay la beegsaday saakay fariisimo ay Khawaarijtu ku lahayd deegaanno hoostaga degmooyinka Ruun-nirgood iyo Ceeldheer ee Gobollada Shabeellada dhexe iyo...

Shir looga hadlayay dhaqaalaha Baluugga ah oo lagu soo gaba gabeeyay Muqdisho

0
Waxaa Muqdisho lagu soo gabagabeeyay kulan talo wadaag ah oo labadii maalin ee lasoo dhaafay ay kaga doodayeen dhinacayada ku howlan dhaqaalaha bulluugga ah. Kulanka...

Hantidhowraha Qaranka oo Norway kula kulmay Ururka Caalamiga ah ee Hay’adaha Hantidhowrka

0
Hantidhowraha Guud ee JFS, Axmed Ciise Guutaale iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa magaalada Oslo ee dalka Norway kulan kula qaatay Ururka Caalamiga ah ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo dhiggiisa dalka Eretrea oo kulan ku yeeshay Beijing

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Eritrea Mudane Isaias Afwerki ayaa kulan-doceed ku yeeshay magaalada Beijing ee dalka Shiinaha. Labada...

Wafdi ka socda Soomaaliya oo Botswana uga qayb galay shirka 15-aad ee golaha warbaahinta...

0
Gaborone:  Shirka 15-aad ee golaha guud ee Warbaahinta Afrika ayaa maanta ka furmay magaalada Gaborone ee caaasimadda dalka Botswana. Shirka ayaa ajandahiisa yahay (Rajada...

Madaxweyne Deni oo xariga ka jaray wado laamiga ah oo laga hirgaliyey Gaalkacyo

0
Gaalkacyo: Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa saaka xariga ka jaray wadada laamiga ah ee bartamaha Gaalkacyo oo la dhameeyay wejiga...

Wasiirka gaashaandhigga oo la kulmay dhigiisa Turkiga

0
Izmir: Wasiirka wasaaradda gaashandhigga dowladda  FS mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa xarunta wasaaradda difaaca Qaranka Turkiga ee magaalada Izmir ee dalka Turkiga kulan wax...

Serbia oo Soomaaliya ka caawinaysa cilmiga duulista hawada

0
Belgrade: Danjiraha dowladda FS u fadhiya dalka Serbia Maxamed Cabdullaahi Axmed ayaa maanta waxa uu booqasho ku tagay kuliyadda lagu barto wadista gaadiidka hawadda...