Wararka

Madaxda wasaaradda warfaafinta oo ka tacsiyeysay geerida Siteey Manoogto

0
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar Al-Cadaala, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cabdullaahi...

Ra’iisul wasaare Xamse oo qaabilay danjiraha Qatar

0
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar u dadhiya Soomaaliya, Dr Cabdullaahi Bin Saalim Al...

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe: “Dowladda Soomaaliya waxaa ka go’an horumarinta waxbarashada dalka”

0
Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa sheegay in dowladdu ay ka...

Wasiir Daa’uud Aweys: “Waxaa la joogaa xilligii dib loo soo nooleyn lahaa doorkii Wakaaladda...

0
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa sheegay in la joogo xilligii dib loo soo nooleyn lahaa doorkii Wakaaladda Filimada Soomaaliyeed. Wasiir Daa’uud oo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa : “Hal milyan oo Soomaali ah haddii ay nolosha caadiga ah...

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay hadii Hal milyan oo Soomaali ah ay nolosha caadiga ah ku soo laabtaan, lagana saaro...

Wasiiru dowlaha Is-gaarsiinta XFS oo Paris kaga qeybgalay shir looga hadlaya Dhijitaalka

0
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Cismaan Diiriye,ayaa Magaalada Paris ee Caasimada Waddanka France ugu qeybgalaya Shir looga hadlayo Arrimaha...

Dowladda FS oo war-Saxaafadeed kasoo saartay howlgallo lagu laayay Malleeshiyaad Khawaarij ah

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta War-Saxaafadeed ka soo saartay howlgallo lagu laayay Malleeshiyaad Khawaarij ah oo ka dhacay Gobollada Galgaduud iyo Shabeellada dhexe. War-Saxaafadeedka ayaa...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Midowga Yurub oo ka wada hadlay ilaalinta midnimada Soomaaliya

0
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khadka taleefoonka kula hadlay Madaxweyne Ku-xigeenka Midoowga Yurub ahna Madaxa Arrimaha Siyaasadda iyo Amniga Mudane Josep Borrell...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo maanta daahfuray Qorshaha Qaran ee Wadiiqooyinka Xalka Waara

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta daahfuray Qorshaha Qaran ee Wadiiqooyinka Xalka Waara. Qorshahan ayaa la doonayaa in Hal...

Dagaal beeleedyo ka dhacay qeybo ka mid ah Shabeellada hoose oo xal laga gaaray

0
Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha hoose Maxamad Ibraahim Barre ayaa sheegay in xal laga gaaray dagaal beeleedyadii ka dhacay deegaannada Numbar 50 iyo Bariirre ee Gobolka...