Wasiir dowlaha caafimaadka oo qaabishay madaxa hay’adda ACF
Wasiiru dowlaha wasaaradda Caafimaadka dowladda FS Dr. Maryam Maxamed Xuseen ayaa kulan muhiim ah la qaatay madaxa hay’adda ACF (Action Against Hunger-USA), Mr. Charles...
Hay’adda maaraynta musiibooyinka oo kaalmo u dirtay deegaannada Lambar 50
Hay’adda maareynta musiibooyinka Qaranka ee SoDMA ayaa maanta shixnad gargaar ah u dirtay deegaanka Lambar 50 ee gobolka Shabeellada hoose.
Gaadiidkaan ayaa gaaraya 8-aad Gaari...
Xukunka Dil ka dhashay Haweeney mareysay bar hubin ah.
Maxkamadda Ciidmada Qalabka Sida, ayaa maanta go’aan ka soo saartay kiiska Dable Nisa Mahad Cali Cabdi “ Madaxeey” iyo Dable Bol. Cadnaan Muuse Maxamed...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo furay Shirka Madasha Garsoorka
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare dalka, Mudane Bashe Yusuf Axmed, ayaa si rasmi ah u furay Shirka madasha garsoorayaasha.
Madashan ayaa waxaa lagu soo bandhigi doonaa dooddo...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir oo xariga ka jaray Kawaanka Hilibka dharkeenley
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xariga ka jaray Kawaanka Hilibka Suuqa Dhamme Yaasiin Cartan ee Degmada...
Wasaaradda Beeraha oo daahfurtay xarunta la socodka saadaasha Hawada
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ay wehliyaan Wasiir dowlaha Wasaaradda,Agaasimaha guud iyo Agaasimaha Waaxda Waraabka iyo Hor-udiga ayaa ka...
Mileteriga Israa’iil oo Daanta Galbeed ku dilay 11 ruux
Ugu yaraan 11 falastiiniyiin ah ayaa lagu soo waramayaa in lagu dilay Daanta Galbeed ee la haysto, iyadoo militariga Israa’iil ay sii wadaan duullaankii...
Mas’uuliyiinta wasaaradda maaliyadda oo la kulmay maamulayaasha Isbitaalada qaarkood
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda maaliyadda dowladda FS ahna ku simaha wasiirka mudane Cabdiqafaar Cilmi Xaange iyo agaasimaha guud ee waaxda dakhliga mudane Faysal Maxamed...
Soomaaliya oo rajeynaysa in shidaal qodosta la bilaabo horraanta 2025
Dowladda FS ayaa tallaabooyin is xigxiga u qaatay in laga faa’iideysto khayraadka shidaalka, waxaana ay heshiis arrinkaas ku saabsan la gashay dowladda Turkiga.
Dr Cabdirsaaq...
Wasaaradda waxbarashada oo ku dhawaaqday natiijada Imtixaanka fasalka 12-aad
Wasaaradda waxbarashada oo ku dhawaaqday natiijada Imtixaanka fasalka 12-aad
Wasaaradda Waxbarashada Hiddiha iyo Tacliinta Sare ee Xukumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday natiijada Imtixaanka...










