Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo kulan muhiim ah ku yeeshay Jibuuti
Madaxweynaha JFS Dr, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdiga uu hogaaminaayo waxaa Qasriga Madaxtooyada Jabuuti ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti...
Shir sanadeedka labaad ee Furdooyinka Urur Goboleedka EAC oo lagu soo gabagabeeyay Dalka Tanzania
Shir sanadeedka labaad ee Furdooyinka Urur Goboleedka Dhaqaalaha Bariga Afrika ayaa lagu soo gabagabeeyay Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania.
Kulankani waxa isugu yimid agaasimayaasha Furdooyinka...
Hantidhowraha Guud oo ka qeyb galay Shirka Qorsheynta Baarista Hantidhowr ee Urur goboleedka (EAC}
Hantidhowraha Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Ciise Guutaele, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeybgalay kulanka heerka sare ee Shirka Qorsheynta Baarista...
Madaxweynaha JFS iyo Wafdigiisa oo gaaray Burundi
Bujumbura;- Wafdi uu hoggaaminaayo Madaxweynaha JFS Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si diirran loogu soo dhoweeyey magaalada Bujumbura ee dalka Burundi, ka dib...
Taliyaha Qeybta 60-aad Ciidanka xoogga Dalka iyo Sarakiil uu hoggaaminayo oo gaaray degmada Xudur
Taliyaha Qeybta 60-aad Ciidanka xoogga Dalka Generaal Xassan Baydhabo oo uu wehliyo Taliyaha guutada 9-aad G/le dhexe Yoonis Aadan Xasan ayaa manta waxay booqasho...
Howlgal lagu soo qabtay xubno katirsan khawaarijta oo ka dhacay Gobalka Baay
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyed Gaar ahaan Guutada 8-aad Qeybta 60aad Ciidanka Dhulka ayaa Howlgal Qorshaysan oo ay kafuliyen Degaanno Dhaca Buuraleyda Gobalka Baay waxay...
Taliyaha Boliiska oo kulan la qaatay Taliyaasha Hoggaannada, Qeybaha iyo Fadhiyada Madaxbannaan. Ee Ciidanka
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, S/Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi, ayaa shir guddoomiyay kulan deg-deg ah oo ay kasoo qeyb galeen dhammaan Taliyaasha Hoggaannada, Qeybaha iyo...
DOWLADAHA SOOMAALIYA IYO UGANDA OO KU HESHIIYEY XOOJINTA ISKAASHIGA AMNIGA
Kampala:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta booqasho rasmi ah ku tagay dalka Uganda ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay...
Ciidanka NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay 40-Khawaarij ah
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA oo kaashanaya Saaxiibada Caalamka ayaa howlgallo ay sameeyeen oo ka kala dhacay deegaanka Yaaqle ee...
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GAARAY DALKA UGANDA
Kampala- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda, halkaas oo ay...










