Wararka

Khuburada sheybaarrada Beeraha iyo Xoolaha ee NTP oo ka doodaya horumarinta wax-soo-saarka

0
Khubarrada ku sugan sheybaarrada Beeraha iyo Xoolaha ee Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP), ayaa ka doodaya horumarinta wax-soo-saarka dalka, gaar ahaan beeraha iyo xoolaha. Doodaha Khuburada...

Deegaannada Puntland oo laga mamnuucay isticmaalka Bacaha halka mar la isticmaalo

0
Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada dowlad gobolleedka Puntland ayaa deegaannada maamulkaas ka mamnuucday isticmaalka Bacaha halka mar la isticmaalo. Horay sidan oo kale waxaa mamnuucay...

Soomaaliya oo loo ansixiyey Mashruuca maalgalinta Adkeysiga Cimilada

0
Soomaaliya ayaa loo ansixiyey Mashruucii ugu horeeyey oo gaar u ah maalgelinta sare u qaadidda Adkeysiga Cimilada Soomaaliyeed. Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimillada Soomaaliya...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhigiisa Kenya

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Aqalka Madaxtooyada dalka Kenya, kulan kula qaatay dhiggiisa dalkaasi, Mudane William Ruto oo ay ka...

Kulan looga hadlayey qorshaha Qoyska oo Muqdisho lagu soo gabangabeeyey

0
Agaasimaha Waaxda Caafimaadka Qoyska ee Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Mustafa Cawil Jaamac ayaa soo xirey Kulan socdey muddo labo...

Ciidanka deegaanka oo 10 khawaarij ah ku dilay Galgaduud

0
Dhuusamareeb- Ciidanka deegaanka ayaa ku dhawaad 10 ka tirsan Khawaarijta ku dilay deegaannada Bood iyo Budbud ee Gobolka Galgaduud. Guddoomiyaha deegaanka Cali Axmed , Axmed...

Wasiir Fiqi oo qaabbilay wafdi ka kooban safiirro matalaya dalal Carbeed

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay wafdi ka kooban safiirro matalaya dalal dhowr ah...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo ka qayb galay shirka Bangiga Adduunka iyo IMF

0
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS 𝐁𝐢𝐢𝐱𝐢 𝐈𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐂𝐢𝐠𝐞 oo hoggaaminaya wafdiga dowladda Soomaaliya ku matalaya shirka sanadlaha ah ee Bangiga Adduun iyo IMF oo ay...

𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 l𝐚-𝐭𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 w𝐚𝐱-𝐤𝐚-𝐛𝐞𝐝𝐝𝐞𝐥𝐤𝐚 d𝐚𝐬𝐭𝐮𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐨𝐨 k𝐚 f𝐮𝐫𝐦𝐚𝐲 𝐁𝐚𝐲𝐝𝐡𝐚𝐛𝐨

0
Hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista Dastuurka KMG ah, oo ay ka mid yihiin Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka, Guddiga La-socodka Dastuurka ee Baarlamaanka...

labada aqal ee Baarlamaanka oo ka dooday xisaab xirka sanad miisaaniyadeedka 2023

0
Mudanayaasha labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta golaha shacabka ku yeeshay kalfadhiga shanaad kulankiisa wadajirka ah ee sedaxaad,waxaana shir Guddoominayey Guddoomiye...