๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ซ๐๐ฒ๐ค๐๐ง๐ค๐ ๐จ๐จ ๐ค๐๐ฅ๐ ๐ฌ๐๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐๐ฒ ๐๐๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ๐ข๐ง๐๐๐ ๐จ๐จ ๐ ๐๐๐ซ๐๐ฒ๐ $๐๐.๐ ๐๐ข๐ฅ๐ฒ๐๐ง
๐๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ, ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐ โ Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho heshiis lagaceed oo gaaraysa $68.5 milyan kula saxiixatay Dowladda Mareykanka. Heshiiskan waxaa si rasmi...
Ku dhowaad 4,000 Arday oo u fariisatay Imtixaanka ku biirista Jaamacadda Ummadda
Wasiirka Waxbarashada XFS Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa sheegay in Ardaydii ugu badneyd ay sanadkan u fariisatay Imtixaanka ku biirista Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, iyaga oo...
Soomaaliya iyo Talyaaniga oo ka wada hadlay horumarinta Dhallinyarada iyo Isboortiga dalka
Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha XFS Xil. Maxamed Barre Maxamuud ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabbilay Safiirka dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Ambassador Daccรฒ Coppi.
Labada...
Israel oo weerarada cirka ee Lubnaan ku korshisay ciidanka dhulka
Ciidanka Israaโiil ayaa gudaha u galay Lubnaan ka dib markii lagu dhawaaqay in howlgal xadidan oo dhulka ah ay la beegsanayaan kooxda Xisbullah ee...
Wasiir dowlaha arrimaha dibadda oo Washington uga qaybgalay shir ku saabsan ciribtirka ISIS
Washington: Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa guddoomiyay shirka wasiirrada Isbahaysiga Caalamiga ah ee la-dagaalanka ISIS oo ka dhacay magaalada Washington DC.
Shirka oo...
Turkiga oo markab gargaar wada u soo diray Soomaaliya
Istanbul: Dowladda aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Turkiga ayaa Soomaaliya u soo dirtay Markab sida shixnad gargaar ah, kaas oo loogu talagalay dadka nugul...
Wasiirka gaashaandhigga โWaxaa naga goโaan dhismaha ciidan tayo iyo tababar wanaagsan lehโ
Wasiirka wasaaradda gaashaandhigga dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo saraakiisha Taliska Ciidanka xoogga dalka ayaa maanta kuliyada tababarrada Ciidamada Soomaaliya ee Turkisom ee...
Raโiisal wasaare ku xigeenka dalka oo soo xiray shirka Bangiyada dalka
Ku simaha Raโiisal wasaaraha ahna Raโiisal wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta soo xiray shirka Sanadlaha ah ee...
Midowga Yurub oo Soomaaliya u balan-qaaday Sagaal Milyan oo Yuuro oo ah kabka miisaaniyadda...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa shir muhiim ah waxa uu la qaatay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Ms. Karin Johansson...
Wasiirka Waxbarashada oo kulan aaladda fogaan aragga ah kula yeeshay dhigiisa dalka Turkiga
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta sare XFS, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa maanta kulan aaladda fogaan aragga ah la yeeshay dhigiisa Wasiirka...










