Wararka

Madaxweynaha JFS oo gaaray dalka Jabuuti

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Jabuuti ee Jamhuuriyadda Jabuuti, ka...

Wasaaradda arrimaha gudaha XFS oo baaq nabadeed ka soo saartay colaadaha dalka

0
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshisiinta XFS ayaa baaq nabadeed kasoo saartay colaadaha iyo beegsiga ka baxsan shareecada Islaamka iyo dhaqanka Soomaaliyeed ee ka...

GUDDOOMIYAHA G/SHACABKA EE BFS OO SHIR GUDDOOMIYAY KULAN AAN CAADI AHAYN

0
Guddoomiyah Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka aan caadiga aheyn ee Guddiga Jogtadda...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kulan la qaatay Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

0
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xafiiska Madaxtooyada ku qaabilay Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Generaal Kaniif Abdulaahi...

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA EE BJFS OO SHIR GUDDOOMIYAY KULAN AAN CAADI AHAYN OO UU...

0
Guddoomiyah Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka aan caadiga aheyn ee Guddiga Jogtadda...

Howsha Dhaqidda ama Sifaynta Kelyaha (Dialysis)

0
kolka Qofka lagu sameynayo Kelyo Dhaqis, waxaa la galiyaa laba Tuubo oo mataano ah oo mid isku ah oo mid waliba howl gaar ah...

Taliyaha Ciidanka Booliiska oo Xeebta Liido waqti kula qaatay Shacabka Caasimadda

0
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa maanta Xeebta Liido ee degmada Cabdicasiis waxa uu waqti kula qaatay Shacabka Muqdisho oo...

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo oggolaaday Daabolidda Hawlgalka AUSSOM ee Soomaaliya

0
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa oggolaaday in dalka lagu soo daabulo shaqaalaha Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), kaas oo...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo ka hadlay dhacdadii Ceelbaraf

0
Ceelbaraf: Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, isagoo ka hadlay weerarkii ka dhacay deegaanka Ceelbaraf ee gobolka...