Wararka

Wasiirka Arrimaha Dibedda oo booqday safaaradda Soomaaliya ee Qaahira

0
Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macalin Fiqi, ayaa Booqasho kormeer ah ku tagay Safaaradda J.F.S ee Qaahira, Wasiirka ayaa u...

Wasiirka gaashaandhigga oo la kulmay safiirka Shiinaha

0
Wasiirka gaashaandhigga xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur iyo danjiraha dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya mudane Wang Yu ayaa magaalada Muqdisho ku yeeshay...

Guddiga Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Dalalka Carabta oo taageeray Qarannimada Soomaaliya

0
Qaahira: Wasiirka arrimaha dibedda iyo ikaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa shir guddoomiyey kulan gaar ah oo heer wasiirrada arrimaha dibedda...

Wasiirka hawlaha guud oo qaabilay safiirka Talyaaniga

0
Wasiirka wsaaradda hawlaha guud, dib udhiska iyo guryeynta dowladda FS mudane Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Talyaaniga u fadhiya...

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo qaabbilay madax ka socota WFP Soomaaliya

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Xildhibaan Cali Yusuf Cali (Xoosh) ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay  madaxda iyo kuxigeenka xafiiska...

Bandhigga hal-abuurka fursadaha haweenka Soomaaliyeed ee kalluumeysiga oo lagu qabtay Muqdisho

0
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee XFS, Axmed Xasan Aadan ayaa sheegay in ay dowladdu hiigsanayso horumar ballaaran haddii ay haweenku la...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo gaaray Magaalada Baydhabo

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar shaqo  ku tagay magaalada Baydhabo, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen Madaxweynaha...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la kulmay Danjiraha Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa la kulmay Danjiraha Dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Mudane Pier Mario Dacò Coppi,...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Ka qaybgalay Shirka Jaamacadda Carabta

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macalin Fiqi, iyo Wafdi uu hogaamanaayo ayaa maanta ka qaybgalay meertada 162aad ee shirka Golaha...

Shir ku saabsan dhismaha waddooyinka dalka oo Muqdisho lagu soo gabangabeeyey

0
Waxaa maanta Muqdisho lagu soo gabangabeeyey shir u dhaxeeyey wasaaradda hawlaha guud iyo dib u dhiska dowladda FS iyo wasaaradaha hawlaha guud ee dowlad...