Guddoomiyaha Aqalka Sare oo hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub Baarlamaanka Carabta
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa hambalyo diirran u diray Mudane Maxamed Axmed Al Yamaaxi oo ku...
Kobcinta Fursadaha Maalgashiga iyo Ganacsiga ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Sacuudi Carabiya
Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa la kulmay Eng. Khalid bin Abdulaziz Al-Falih, Wasiirka Maalgashiga ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya, si ay uga...
Golaha Aqalka Sare oo ansixiyay Hindise Sharciyeedka Ilaalinta Xuquuqda Naafada
Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya oo ansixiyay Hindise Sharciyeedka Ilaalinta Xuquuqda Naafada oo ay horay golaha u horkeentay Golaha Wasaaradda Qoyska iyo...
Wasiirrada Difaaca JFS iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiis iskaashi difaaca ah
Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Turkiga Mudane Yaลar Gรผler ayaa dalka Turkiga ku kala saxiixday heshiis...
Ciidanka Xoogga oo howlgal lagu baacsanayo khawaarijta ka wada deegaanno ka tirsan Gobollada Bay...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal lagu baacsanayo Khawaarijta ka wada deegaanno ka tirsan Gobollada Bay iyo Gedo halkaasi oo maleyshiyaadka nabaddiidka ah ay...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub Baarlamaanka Carabta
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Dalka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Ururka Baarlamaanka Carabta Mudane Maxamed...
๐๐๐ง๐ค๐ข๐ ๐ ๐๐ก๐๐ฑ๐ ๐๐ JFS ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐๐ข๐ข๐ซ๐๐ฒ ๐๐๐ซ๐ง๐๐๐ฆ๐ข๐ฃ๐ค๐ ๐๐๐๐ซ๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ฒ๐๐ค๐ ๐๐๐ง๐ ๐ข๐ ๐ ๐๐๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐
Bankiga Dhexe ee Soomaaliya wuxuu ku guuleystay in uu ku biiro ๐๐๐ซ๐ง๐๐๐ฆ๐ข๐ฃ๐ค๐ ๐๐๐ง๐ ๐ข๐ ๐ ๐๐๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐ ๐๐ ๐๐๐ฅ๐จ๐๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐๐ซ๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ฒ๐๐ค๐ ee lagu magacaabo RAMP, isagoo...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay dhiggiisa Sucuudiga
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Danjire Axmed Macalin Fiqi, ayaa magaalada Riyaad ee Dalka Sacuudiga kula kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Boqortooyada Sacuudi Carabiya,...
Wasiirka Waxbarashada XFS oo furay mashruuca Bile
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada XFS, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa maanta ka furay mashruuca Bile oo ay iska kaashanayaan shirkadda Tabaarak, Shabakadda Waxbarashada iyo Cilmibaarista...
Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la qaatay Wasiirka Xiriirka Dhaqaalaha iyo Horumarinta Jarmalka
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa Magaalada Washington DC ee Dalka Mareykanka kulan muhiim ah waxa uu kula yeeshay ๐๐ข๐๐ฅ๐ฌ ๐๐ง๐ง๐๐ง...









