Wararka

27-Xubnood oo katirsan khawaarijta ayaa lagu dilay howlgal ka dhacay deegaanka Yaaqle ee Gobalka...

0
Horjoogayaal iyo maleeshiyaad Khawaarij ah oo gaaraya 27 xubnood ayaa lagu dilay tiro kalana waa lagu dhaawacay howlgal Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka hadlay halka ay ku taalo xarunta safaaradda Ethiopia...

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Danjire Axmed Macalin Fiqi oo wareysi siiyey warbaahinta Qaranka ayaa ka hadlay xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya, isagoo si...

Danjire Warfaa oo faah-faahin ka bixiyay go’aanno ka soo baxay Golaha nabad galyada iyo...

0
Safiirka Soomaaliya u fadhiya Itoobiya Cabdullahi Warfaa ayaa Warbaahinta Qaranka u faahfaahiyay go’aano muhiim ah oo kasoo baxay Golaha nabad galyada iyo amniga Midowga...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka hadlay halka ay ku taalo xarunta safaaradda Ethiopia...

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Danjire Axmed Macalin Fiqi oo wareysi siiyey warbaahinta Qaranka ayaa ka hadlay xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya, isagoo si...

Wafdi ka socda Hay’adda caafimaadka adduunka (WHO) oo Muqdisho soo gaaray

0
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cali Xaaji Aadan ayaa maanta garoonka caalamiga ah ee Aadan Cadde kusoo dhaweeyay Agaasime Gobolleedka EMRO...

Madaxweynaha JFS oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyey kulankii labada Gole Baarlamaan

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta hor tegay Baarlamaanka labada Aqal ayaa jeediyay khudbado dhinacyo badan taabaneysay. Mudane Xasan Sheekh Maxamuud...

BJFS oo ansixiyay codsiga madaxweynaha JFS ee ku aaddan in muddo bil ah lagu...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta hortagay Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka codsaday in muddo bil ah fasaxa...

Madaxweynaha JFS oo khudbad ka jeediyey kulankii labada Gole ee Baarlamaanka

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta hor tegay Baarlamaanka labada Aqal ayaa jeediyay khudbado dhinacyo badan taabaneysay,Madaxweynaha ayaa kaga hadlay...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo xaflad sagootin ah u sameeyay dhiggiisa Jabuuti

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka...

Danjire Fatxudiin Cali oo waraaqihiisa aqoonsiga Danjirinimo u gudbiyay Madaxweynaha Azerbaijan

0
Bako: Danjire Fatxudiin Cali ayaa maanta waraaqihiisa aqoonsiga Danjirinimo si rasmi ah ugu gudbiyay Madaxweynaha dalka Azerbaijan Mudane Ilham Aliyev. Labada dhinac ayaa ka wada...