Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax-dhigay dib u dhis lagu sameenaayo tuulada cayaaraha ee Stadium...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa dhagax-dhigay dib-u-dhiska iyo horumarinta lagu sameenaayo tuulada cayaaraha dalka ee Stadium Muqdisho.
Ra’iisul Wasaare...
Ciidanka Xoogga oo la wareegay deegaanka Qudus ee Jubbada Hoose
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Daraawiishta Jubbaland oo saakay xili hore la wareegay deegaanka Qudus ee gobolka Jubbada Hoose, hallkaas oo Khawaarijta u aheyd...
Wafdi ka socda BFS oo Switzerland uga qeyb-galaya Kalfadhiga 149-aad ee Baarlamaanka Aduunka
Geneva-Switzerland October, 12, 2024: Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray...
Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay mas’uuliyiin ka tirsan hay’adda IHH
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA) Md. Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan daba socda shirar iyo heshiisyo hore u dhacay oo la xariiray ka wada-shaqeynta...
Wasaaradda Beeraha XFS iyo hay’adda WFP oo kala saxiixday heshiis muhiim ah
Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dawladda Federalka Somaliya iyo Hay’adda WFP ayaa maanta kala saxiixday heshiis ku saabsan qeybinta agabka iyo cuunnooyinka aas aasiga u...
Ciidamada Xoogga dalka oo fuliyay howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay Khawaarijta
Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Abuukar Maxamed ayaa ka warbixiyay howlgalka ka dhanka Khawaarijta oo ciidamada xoogga dalka ay ka fuliyeen deegaanno ka...
Wasiir Fiqi oo la kulmay Safiirka Sweden ee Soomaaliya
Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi ayaa Xafiiskiisa kulan kula yeeshay Safiirka dowladda Sweden ee Soomaaliya, Joachim Waern.
Labada mas’uul...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta Calanka
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa hambalyo ku aaddan sannad guurada 70-aad ee kasoo wareegatay maalinta calanka Soomaaliyeed ee...
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo kormeeray furimaha dagaalka ka dhanka khawaarijta ee aagga Ceeldheer
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka S/Guuto Dayax Cabdi Cabdulle ayaa deegaanka Waniile oo hoos taga degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud kulan kula qaatay...
Xuska 12-ka Oktoobar ee Maalinta Calanka Soomaaliyeed
Maanta oo ah 12-ka Oktoobar waxay ku beeggan tahay sannad guuraddii 70-aad ee ka soo wareegtay maalintii ugu horaysay ee la isku raacay lana...










