Wararka

Guddoomiyaha SODMA oo kulan la qaatay madaxa Xafiiska USAID ee Soomaaliya Catie Lott

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan wax-ku-ool ah oo la xariira arrimaha gargaarka, korjoogteynta deeqaha, tayaynta aqoonta hay’adaha dowladda iyo...

Wasiir Jaamac: Itoobiya si rasmi ah ayaa looga reebay hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya

0
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u xaqiijisay in Dowladda Itoobiya laga reebay Dowladdaha ka qayb qaadanaya hawlgalka Cusub ee Ciidanka Midowga Afrika...

Wasiir Fiqi oo ka hadlay wada hadallada Soomaaliya iyo Ethiopia

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macallin Fiqi oo wareysi siiyay warbaahin Qaranka oo xog cusub ka bixiyey halkii ay ku dambeeyeen...

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka 2aad ee dalka oo dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho

0
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka 2aad ee dalka, mudane Cabdisalaam Cabdi Cali (Dhaay) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka Jarmalka uga qeybgalay Shirweynaha Maalgashiga Afrika iyo Jarmalka, isla markaana sharraxay fursadaha maalgashi ee ka jira Soomaaliya. 2-Madaxweyne Xasan...

Ciidanka Dowladda oo Gobolka Sh/ Dhexe ku dilay 19 khawaarij ah

0
Ugu yaraan 19 Dhagarqabe oo ka tirsanaa Khawaarijta ayaa lagu dilay howlgal qorsheysan oo Ciidanka NISA ay ka fuliyeen meel u dhow deegaanka Yaaqle...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo guddoomiyay kulanka Qorshaha Isbeddelka Qaran ee sanadka 2025-2029.

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga XFS Danjire Axmed Macallin Fiqi ayaa xalay hogaamiyey shir muhiim ah oo looga hadlaayey istaraatiijiyadda Wasaaradda ee Qorshaha...

Dowlada Soomaaliya oo dalka ku soo celisay koox dhalinyaro ah oo laga soo badbaadiyey...

0
Dowlada Soomaaliya ayaa dalka dib ugu soo celisay 24 dhalinyaro oo uu ku jiray ilmo ka yar 11 bil , kadib kolkii laga soo...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS ” In dalka laga qabto doorasho qof iyo cod ah...

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS Cali Yuusuf Cali oo maanta ka qeybgalay kulanka todobaadka warbaahinta qaranka ayaa  sheegay in doorasho qof iyo cod ah oo...

Guddiga Arimaha Dibadda Baarlamaanka Soomaaliya oo kulan muhiim ah la qaatay safiirka Shiinaha ee...

0
Xoghayaha Gudigda Arimaha dibadda Iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Sayid Cali  Isaaq Maxamed ayaa Magaalada Muqdsiho kula...