Wararka

Golaha Wasiirada oo Taliyaha Ciidanka Xoogga u magacaabay sarreeye Gaas Odowaa

0
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya , oo caawa yeeshay kulan degdeg ah ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magacaabista Taliyaha Ciidanka Xoogga...

Ciidanka Xoogga oo 8 dhagar qabe ku dilay Masagaway

0
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa jab xooggan gaarsiiyey kooxda khawaarijta oo maanta isku dayday in ay weerar ka geysato Masagaway,Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga XFS Abuukar...

Safiirka Soomaaliya ee Koofur Afrika oo lagu soo dhaweeyey Angola

0
Luanda: Danjiraha Soomaaliya ee Koonfur Afrika Maxamed Sheekh Isxaaq iyo wafddi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Luanda ee caasimadda dalka Angola, halkaasi oo...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo shir uga qayb galay Sucuudiga

0
Riyaad:-Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qeybgalay shirka wasiirrada ee loogu diyaar garoobayo Shir Madaxeedka Caalamiga ah ee Carabta iyo Islaamka...

Khawaarijta oo khasaare xooggan lagu gaarsiiyay Masagawaa

0
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Ciidamadda degaanka ayaa ka hortagay weerar maleeshiyaadka Khawaarijta isku dayeen inay kusoo qaadaan magaalada Masagawaa ee briga gobolka Gal-guduud. Geesiyaasha...

DFS oo war ka soo saartay hannaanka sharci darro ee Axmed Madoobe ka wada...

0
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed ku qotoma Arrimaha Doorashooyinka, heshiisyadii Golaha Wadatashiga Qaranka iyo hannaanka sharci...

NISA oo gacanta ku soo dhigtay dhagarqabe ka tirsan Khawaarijta

0
-Ciidanka Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa gacanta kusoo dhigay dhagarqabe ku eedeysan in uu ka qeyb qaatay dil dhowaan labo muwaadin loogu geystay Degmada...

Madaxweyne Qoor Qoor” Galmudug waxay diyaar u tahay in ay qabato doorasho qof iyo...

0
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) oo ka hadlayay munaasabadda furitaanka kalafadhiga 11-aad ee Golaha Wakiillada Galmudug ayaa sheegay in maamulkiisu diyaar...

Gudidda Labada Aqal ee Diyaarinta Shuruucda doorashooyinka ayaa doortay Guddoomiye iyo Guddoomiye kuxigeen

0
Guddiga Ku meel gaarka ah labada Aqal ee Baarlamaanka JFS ee u xilsaaran diyaarinta xeerarka doorashooyinka, Ururada iyo Xisbiyadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo sharciga...

Muqdisho oo maanta laga furay Xafiiska Qaramada midboobay ee UNTMIS

0
Masuuliyiin Sare oo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibedda, wakiillada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya iyo Ergada Diblomaasiyadeed ee ku...