Wararka

Wasaaradda arrimaha gudaha dalka oo bogaadisay doorashada Somaliland

0
Wasaaradda arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa bogaadisay Doorashooyinka Maamulka gobollada woqooyi ee Somaliland.

Ra’iisul wasaare Xamse oo qaabilay wafdi ka socda Kenya

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ku qaabilay hoygiisa wafdi ka socda dowladda Kenya. Xubnaha wafdiga ayaa Ra’iisul Wasaaraha...

Guddiga Baarlamanka u qaabilsan diyaarinta xeerka doorashooyinka oo ka dooday hawlaha horyaal

0
Xubnaha Guddiga Kumeel gaarka ah ee labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka u xilsaaran diyaarinta xeerarka doorashooyinka, Ururada iyo Xisbiyadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo sharciga...

In ka badan 20-Khawaarij ah oo lagu dilay Galgaduud

0
Galcad: Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa xalay fuliyay howlgal lagu dilay in ka badan 23 Khawaarij ah, sidoo kalena...

Gancsatada Soomaaliyeed oo dadaal ugu jirta Maalgalinta Fursadaha maalgashi ee dowladdu soo bandhigtay

0
Gancsatada Soomaaliyeed oo dadaal ugu jirta Maalgalinta Fursadaha maalgashi ee dowladdu soo bandhigtay. Qeybaha kala duwan ee Ganacsatada Soomaaliyeed oo ay hormuud u tahay Rugta...

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qayb galay Shirweynaha COP29

0
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Salah Ahmed Jama, ayaa hoggaaminaya wafdiga heer sare ah ee Soomaaliya uga qayb galaya Shirweynaha Caalamiga ah...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar ugu baxay dalka Ingiriiska

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi Xildhibaano ah oo uu hogaaminayo ayaa safar shaqo...

Wasiirka deegaanka oo khudbad ka jeedisay kulan looga hadlay doorka Sanduuqa Maalgalinta Cimiladda

0
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada JFS, Amb. Khadija Mohamed Almakhzoumi, ayaa khudbad ka jeedisay kulan muhiim ah oo looga hadlayay dib u qaabeynta...

Kulanka la tashiga dadweynaha ee Dastuurka oo lagu qabtay deegaanka Arcadeeye ee Khaatumo

0
-Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee XFS, Wasaaradda Cadaaladda iyo Dastuurka Maamulka Khaatumo, Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka iyo Guddiga Lasocodka Dastuurka...

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare iyo wafdi uu hoggaaminayo oo soo gaaray Nairobi

0
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Nairobi ee xarunta...