Wararka

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka dib-u-eegista tallaabooyinka ka hortagga Leexsashada Gargaarka

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka ee SoDMA Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Muqdisho ka daah-furay shirka dib-u-eegista tallaabooyinka ka hortagga Leexsashada Gargaarka oo ay soo...

Dibad bax lagu weyneynayay dhalashada Nabigeenna Muxamed (NNKH) oo lagu qabtay Nairobi

0
Isu soo bax ballaaran oo lagu weynaynayay dhalashada  Xabiibkeena Muxamed (NNKH) oo ay ka qeybgaleen Culimaa’udiin ayaa lagu qabtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Munaasabadan...

Guddoomiye kuxigeenka labaad ee BJFS oo qabtay Munaasabadda Xuska Dhalashada Nabigeenna Muxamed (NNKH)

0
Munaasabad lagu xusayay Dhalashada Nabigeenna Muxammad NNKH oo uu soo qaban qaabiyay Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi...

Wasiirka Amniga XFS oo soo xiray tartan Qur’aanka Kariimka ah oo loo qabtay qaar...

0
Wasiirka Amniga Gudaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta si rasmi ah u soo xiray tartan Qur’aanka Kariimka ah...

Madaxweynaha JFS oo Wareysi ka bixiyay arrimaha Gobolka iyo xaaladaha ka taagan qaar ka...

0
Doha, : Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa wareysi uu siiyay Telefishinka Aljazeera, si qoto dheer uga hadlay arrimo dhowr ah...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo daah furay shirka sannadlaha ee Bangiyada Dalka

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Shirka sannadlaha ah ee Midowga Bangiyada Soomaaliyeed oo diiradda lagu saarayo maalgashig, kobcinta kaabayaasha...

Wasiir Xasan Macallin “Wada shaqeynteenu waxa ay ku xiran tahay inaan Khawaarijta iska xoreyno”

0
Wasiirka Cadaalladda iyo arrimaha Dastuurka xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Macallin oo hadal kooban ka jeediyay shirweynaha Bankiyadda Soomaaliyeed oo maanta Muqdisho ka furmay ayaa...

Madaxweyne Xasan Sheekh “Waa tuug iyo khiyaanoole qofkii hareer mara nidaamka bixinta canshuuraha.”

0
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuuda ayaa sheegay in khiyaanole uu yahay qofka lacagta canshuurta meshii loogu tala galay ku bixin,dowladuna ay la xisaab tami doonto...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ganacsatada ugu baaqay in ay bixiyaan Cashuurta

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane DR Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shirweynaha Bankiyadda Soomaaliyeed. Madaxweynaha oo madasha ka jeediyey khudbad...