Wasiirka Difaaca: Guud ahaan ATMIS in kabadan 27 goobood ayaa lagala wareegay
Wasiirka Gaashaandhigga XFS mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa faah-faahiyay qorshaha howlgalka gaba-gabada ah ee ATMIS.
Wasiirka ayaa sheegay in ciidanka...
Booliska gobolka Banaadir oo gacanta kusoo dhigay kooxo ka shaqeynayay falal amni darro
Howlgal ay xalay fuliyeen Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Gobalka Banaadir ayaa lagu soo qabtay kooxo ku eedeysan in ay ciyaal wareero yihiin, kuwaas oo...
Wasiirka Gaashaandhigga ee XFS oo faah-faahin ka bixiyay howlgallada ka dhanka ah khawaarijta
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga XFS, mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa faah-faahin dheeri ah ka bixiyey howlgallada dalka looga xoreynayo Khawaarijta ee ka socda qaar kamid...
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo maalintii afaraad ka socda magaalada Muqdisho
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee uu gudoominaayo Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maalintii afaraad s habsami leh uga socdo xarunta Madaxtooyada Qaranka...
Wasiirka Difaaca “Itoobiya ciidankeeda qeyb kama noqon doonaan howlgallada ciidan ee dalka ka socda...
Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo ka hadlay xaaladda howlgalka ATMIS iyo halka uu marayo qorshahooda ayaa sheegay in ciidamada xoogga...
Markabka Sahaminta Shidaalka Soomaaliya oo maanta Turkiye ka soo shiraacday
Madaxweyne Jamhuuriyadda Turkiga Recep Tayyip Erdoğan, Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane H.E. Abdirizak Omar Mohamed, Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Dabiiciga...
Ciidamada Qalabka Sida oo Hawlgalo lagu laayey Khawaarijta ka fuliyay Gobalka Galgaduud
Ilaa 47 xubnood oo ka tirsan Khawaarijta ayaa lagu dilay hawlgalo bartilmaameed ah oo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya iyo Ciidanka Sirdoonka iyo Nabad Sugida...
Taliyaha Ciidanka Booliiska oo kormeeray xarunta dhexe ee ilaalinta Canshuuraha
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed S/Guuto Asad Cusmaan Cabdulaahi ayaa maanta kormeeray Xarunta laanta Dhexe ee Ilaalinta Canshuuraha Booliiska Soomaaliyeed.
Taliyaha ayaa Warbixin ka dhageystay saraakiisha...
Golaha Shacabka oo ansixiyey hindise sharciyeedka Xakamaynta kiimikada
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee BJFS ayaa ansixiyay Hindise Sharciyeedka Xakameynta Kiimikooyinka Beeraha Soomaaliyeed iyo Hindise Sharciyeedka Adeegga iyo Baaritaanka Beeraha Soomaaliyeed,waxaana ogolaatay 151-Xildhibaan ma...
“Dhaq-dhaqaaqyada Militari ee ka hor imaanaya shuruucda caalamiga ah” (WARBIXIN)
Soomaaliya ayaa beesha caalamka ugu baaqday inay taageero dheeraad ah siiyaan, si ay u wajahdo caqabadaha halista ku ah qaranimadeeda iyo xasiloonideeda, iyadoo khudbad...










