Wararka

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey Miisaaniyadda Dowladda ee 2025

0
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay kulan deg-deg ah oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi...

Wasaaradda qorsheynta oo Muqdisho ku qabatay kulan ku aadan qorshaha isbadalka Qaranka

0
Wasaaradda qorsheynta, maalgashiga iyo horumarinta Dhaqaalaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi ah oo looga hadlayay dardargellinta oorshaha isbedelka...

Taliyaha Boliiska Soomaaliyeed oo kormeeray xarunta dambi baarista iyo goobo kale

0
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay xarunta dambi baarista Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ee CID iyo...

Madaxweyne Qoorqoor iyo madax kale oo ka qaybgalay saxiixa mashruuca dhismaha Dekadda Hobyo

0
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa goobjoog ka ahaa munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo lagu qabtay magaaladda Muqdisho isla...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo la kulmay xubno ka socday Midowga Jaamacadaha dalka

0
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay xubno ka socday Midowga Jaamacadaha Soomaaliyeed, isagoo...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u ambabaxay Imaaraadka Carabta

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u ambabaxay wadanka Isutagga Imaaraadka...

Duqa Muqdisho oo qaabbilay Agaasimaha Hay’adda cuntada Adduunka WFP ee Soomaaliya

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabbilay wafdi uu hogaaminaayay Agaasimaha...

Soomaaliya iyo Maraykanka oo ka wada hadlay ciribtirka Argagaxisada

0
Taliyaha Ciidamada Boliiska Soomaalieed Sarreeye Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi ayaa kulan la qaatay La-taliyaha dagaalka ka dhanka ah Argagixisada ee Safaarada Mareekanka ee Soomaaliya...

Wasiir Fiqi iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta Dalka dib ugu soo laabtay

0
Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga XFS iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay Garoonka Caalamiga ee Aadan Cade, kadib safar...

Israel oo duqeymo culus ka geysatay Beirut iyo masaajid ku yaalla Gaza

0
Ciidamada Israa’iil ayaa duqeeyay masaajid ku yaalla bartamaha Gaza, iyagoo dilay ugu yaraan 21 falastiiniyiin ah,halka la soo weriyay tiro kale oo dhaawacyo ah. Sidoo...