Wararka

Israel oo dishay in ka badan 100 qof oo ku sugnaa Gaza iyo Lubnaan

0
In ka badan 50 falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay duqeymaha cirka ee Israel ee guud ahaan Gaza, sida ay ilo-wareedyo caafimaad u sheegeen Al...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo daah-furey kulanka kor u qaadidda arrimaha Xalka Waara ee Soomaaliya

0
Qaahira – Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali (Dhaay), ayaa maanta si rasmi ah u daah-furey kulanka kor u qaadida Arrimaha Xalka...

Madaxda Wasaaradda Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Ciise Jiidow

0
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Daauud Aweys Jaamac, Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar Al-Cadaala, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cabdullaahi...

Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo la kulmay Ku-xigeennada Xeer ilaalinta

0
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Mudane Suleyman Maxamed Maxamuud ayaa maanta kulan la qaatay Xeer Ilaaliye ku-xigeennada cusub ee dhowaan la qaatay. Shirka oo ujeedkiisu...

Guddoonka Baarlamaanka JFS oo magacaabay guddi u xilsaaran diyaarinta xeerarka doorashooyinka

0
Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay guddi kumeel gaar ah oo ka kooban labada Aqal ee Baarlamaanka. Guddigan ayaa loo xilsaaray diyaarinta...

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS oo Furay Bandhigga Buugaagta ee Muqdisho

0
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta furay Bandhigga Buugaagta ee Muqdisho. Bandhiggan oo ah midkii 8-aad ayaa waxaa kasoo...

Golaha Wasiirada XFS oo lagu soo bandhigay warbixin ku saabsan la-Dagaallanka Argagixisada

0
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa lagu soo bandhigay warbixin ku saabsan Qiimeynta Qaranka ee la-dagaallanka argagixisadda...

Soomaaliya iyo Japan oo Kala Saxiixday Heshiis Deyn Cafin ah

0
Nairobi:- Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige iyo Safiirka Dowladda Japan ee Dalka Kenya Mr. OGIHARA Hiroshi ayaa maanta si wadajir ah u...

Shir-weynaha u Adkaysiga Aafooyinka ee Soomaaliya oo galay maalintii labaad

0
Shir-weynaha u Adkaysiga Aafooyinka ee Soomaaliya oo maalintii labaad ka socda Muqdisho, waxaa lagu soo bandhigay cilmi-baarisyo iyo daraasado ku saabsan xal u helidda...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo faahfaahin ka bixiyay socdaalka uu ku marayo dalalka qeyb ka...

0
Kampala:- Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur, ayaa faahfaahin ka bixiyay socdaal uu ku marayo dalalka Soomaaliya ciidamadu ka joogaan iyo kuwa cusub...