Wasiirka Qorsheynta XFS oo sheegay in lagu guuleystay kordhinta dhaqaalaha iyo yareynta faqriga
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS Maxamuud C/raxmaan Faarax oo ka hadlay kulanka todobaadka warbaahinta ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay ku...
Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo daahfuray madal loogu talagalay isku xirka ganacsiga
Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Mudane Danjire Jibriil Ibraahim C/lle ayaa daahfuray madal loogu talagalay isku xirka qeybaha ganacsatada Soomaaliyeed ee ka xoogsada Dalka...
πππ¬πππ«ππππ ππππ πππ§π€π ππ π : tπ¨ππ¨πππππ€π hπ¨π«π¦ππ«π€π wπππ«π ππ ππ¨π¨π¦πππ₯π’π²π
Madaxda Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada JFS, ayaa xarunta wasaaradda ku qabtay kulan ay ka qeybgaleen shirkadaha ganacdiga oo loogu magac daray todobaadka hormarka...
Israel oo sheegtay in la dilay hoggaamiyihii Xamaas Yahya Sinwar
Israel ayaa sheegtay in ciidamadeedu ay Marinka Qaza ku dileen hogaamiyihii Xamaas Yahya Sinwar oo dhowaan beddelay hoggamiyihii hore Ismaaciil Haniyah.
Ma jiro wax hadal...
Raβiisul Wasaare Xamsa oo sheegay in tiknoolajiyaddu ay qayb ka qaadato yareynta musuq-maasuqa
Raβiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in Teknoolojiyaddu yaraysay musuq-maasuqa, sidoo kalena ay qeyb wayn ka qaadatay fududaynta...
Taliska Booliska oo faahfaahin ka bixiyay naftii halige isku qarxiyay goob lagu harsado
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa qoraal ka soo saaray qarax galabta qof naftii halige ah oo ka tirsanaa Khawaarijta uu ka geystay goob dadka...
Wasiir Fiqi oo Muqdisho ku soo dhaweeyay Wakiilka Xoghayaha Guud ee QM u qaabilsan...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS, Danjire Axmed Macalin Fiqi, iyo Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan, ayaa si diirran u soo dhaweeyayΒ Wakiilka Xoghayaha Guud...
Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo daahfuray Bandhigga Guuleystayaasha Soomaaliyeed
Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Soomaaliya, Xildhibaan Maxamed Aadan Macallin Cali (Soomaali) ayaa si rasmi ah u furay Bandhigga Guuleystayaasha Soomaaliyeed oo lagu lafagurayo...
Ciidanka Xoogga Dalka oo kala wareegay ATMIS Saldhigga Kudhaa ee Jubbada Hoose
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kala wareegay howlgalka ATMIS saldhigga Kudhaa ee gobolka Jubbada Hoose, taas oo ka dhigan guul wayn oo laga gaaray...
Raβiisul Wasaare Xamsa βGobolka Banaadir ayaa ugu horreyn doona doorashooyinkaβ
Raβiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo xalayΒ ka qayb galay bandhigga wax-qabadka maamulka Gobolka Banaadir ee 2023-2024, ayaa sheegay...










