Wararka

Wasiir Maareeye oo Azerbajan uga qaybgalaya bandhigga Beeraha

0
Banku: Wasiirka Beeraha iyo waraabka JFS Xil. Maxamed Cabdi Xayir ( Maareeye) iyo wafdigii uu hogaaminaayay ayaa ka qeyb galay xaflada furitaanka bandhiga caalamiga...

Wasaaradda shaqada oo Muqdisho ku qabatay aqoon isweydaarsi ku saabsan daryeelka Bulshada

0
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay aqoon-is-weydaarsi muhiim ah oo lagu qiimeynayo muuqaalka guud ee nidaamka daryeelka bulshada ee...

Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo Xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Madaxa Olombikada Soomaaliyeed

0
Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Jabril Ibrahim Abdulle ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya ku soo dhaweeyay Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Olombikada Soomaaliyeed...

Wasiirka Gaashaandhigga oo la kulmay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

0
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa la kulmay Safiirka Turkiga, Danjire Alper Aktaş, Agaasimaha Guud ee Arrimaha Amniga Madaxtooyada Turkiga, Mudane...

GUDDOOMIYE KU-XIGEENKA LABAAD EE BJFS OO INDONESIA UGA QEYB GALAY SHIRWEYNAHA BAARLAMAANKA ISLAAMKA.

0
Indonesia;- Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow oo ku sugan Magaaladda Jakarta ee Caasimadda wadanka Indonesia...

Qoysas danyar ah oo ku nool degmada Dayniile oo la gaarsiiyay deeq gargaar ah

0
Xarunta Gargaarka iyo Howlaha Bani’aadantinimada ee Boqor Salmaan ayaa gargaar degdeg ah oo isugu jira raashin, dhar iyo hoy gaarsiisay 564 qoys oo ku...

Wasiirka Tamarta iyo khayraadka Biyaha XFS oo Xafiiskiisa ku qaabiley Masuuliyiin ka sacdey Maamulka...

0
Wasiirka Tamarta iyo khayraadka Biyaha XFS, Xildhibaan Cabdullaahi Bidhan Warsame oo Xafiisku qaabiley Wasiiro ka sacdey Maamulka SSC-Khaatumo. Wasiir Bidhaan ayaa qaabilay Wasiirada kala ah,...

Madaxweynaha Mareykanka oo gaaray dalka Sacuudiga

0
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa saaka ka dagay caasimadda Sacuudiga ee Riyaadh, waa booqashadii ugu horreysay oo dibadda ah tan iyo markii uu xafiiska...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo tacsi ugu tagey qoyska uu ka geeriyooday AUN Ugaas Cabdullaahi...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tacsi ugu tagey qoyska uu ka geeriyooday Alle u naxariistee Ugaas Cabdullaahi Ugaas...

Wararkii ugu dambeeyay dambeeyay Dabkii ka kacay Suuqa Bakaaraha

0
Howlwadeennada waa as gurmadka deg degga ah ee maamulka gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar ayaa abaarihii 6:32 maqribnimo ku baxay dab ka...