Wararka

Sheekh Cali Wajiis “Khawarijta Soomaaliya joogta waa kuwo aad xagjir u ah,”

0
Sheekh Cali Wajiis oo ka mid ah culumada Soomaaliya lana hadlay warbaahinta Qaranka ayaa ka hadlay falalka gurracan ee Khawaarijta iyo dhibaatada ay ku...

Dowladda Federaalka oo cambaareysay falalka gurracan ee Itoobiya ay ka waddo xuduudaha dalka

0
Dawladda Soomaaliya waxay cambaaraynaysaa, isla markaasna ay si weyn uga soo horjeeddaa xad-gudubyada Dawladda Itoobiya ay ka waddo gudaha Soomaaliya oo ay  ku carqaladaynayso...

Dhallinyaro Soomaaliyeed oo tahriib ahaa oo laga sii daayay Suudaan

0
Siihayaha Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Suudaan Mudane Axmed Suudaani ayaa maanta garoonka diyaaradaha ee magaalada Portsudan ka sagootiyay dhallinyaro Soomaaliyeed oo muddo 3 bilood...

Xoghaya joogtada wasaaradda Arrimaha Dibadda oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda IOM ee Soomaaliya

0
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Xamza Aadan Xaadoow, ayaa kulan Muhiim ah la qaadatay Madaxa Hay’adda IOM ee...

Wasiirka Gaashaandhigga “Guulaha laga gaaray dagaalka Khawaarijta warbaahintu waxa ay ka qaadatay door muhiim...

0
Wasiirka Gaashaandhigga XFS mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur,oo ka qeyb galayay shirka madasha Istiraatiijiyadda xiriirka Warbaahinta ayaa sheegay in warbaahintu ay kaalin wey ka qaadatay...

Mucaaradka Syria oo ku dhawaaqay in Dimishiq ay ka xorowday Bashaar Al-Assad

0
Mucaaradka hubeysan ee Suuriya ayaa sheegay in dagaalyahanadooda ay qabsadeen magaalada caasimadda ah ee Dimishiq,isla markaana  madaxweyne Bashaar Al-Asadna uu u baxsaday meel aan...

Shirka Madasha Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta oo Maalintii labaad ka socdo Muqdisho

0
;-Waxaa maalintii labaad Muqdisho ka socda Shirka Madasha Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta Soomaaliya. Shirka oo maanta lasoo xirayo waxaa ka qeyb galaya wasiirro ka tirsan XFS,...

Soo-celinta Muwaadiniinta waa qeyb kamid ah Dadaallada Lagula Dagaallamayo Tahriibka

0
-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si guul leh u soo celisay 47 muwaadin Soomaaliyeed oo ku xayirnaa dalka Madagascar, iyada oo adeegsanaysa diyaarad gaar ah...

Wasaaradda Gaashaandhigga oo tababar heerkiisu sareyo Turkiga ugu soo xirtay Askar katirsan ciidanka X.D.S

0
Wasaaradda Gaashaandhiga XJFS oo kaashanaysa dhiggeeda dalka Turkiga ayaa iyada oo ka duuleysa tilmaamaha madaxda Qaranka ee ku aaddan tayeynta iyo horumarinta Ciidanka Xoogga...