Wararka

Danjiraha JFS ee Shiinaha kulan la qaadatay Ergeyga Gaarka ah ee Dowladda Shiinaha u...

0
Danjiraha dowladda Soomaaliya ee dalka Shiinaha Ambassador Hodan Cusmaan Cabdi ayaa maanta magaalada Beijing kulan kula qaadatay Ergeyga Gaarka ah ee Dowladda Shiinaha u...

Ficillada Itoobiya waddo oo u muuqda kuwa garabsiinaya Argagixisada (WARBIXIN

0
Dowladda Soomaaliya oo Itoobiya ku eedeysa inay faragalin iyo iska horkeen ka dhex wado beelaha Walaalaha ah ee wada dega Gobolka Gedo, waxeyna Soomaaliya...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo ka qeybgalay shirka Sanad laha ah ee Maaliyadda Afrika

0
Wasiirka Maaliyadda XFS mudane Biixi Imaan Cige ayaa maalintii Labaad ka qeyb galaya shirka Sanad laha ah ee Maaliyadda Afrika (๐€๐Ÿ๐ซi๐œ๐š ๐…๐ข๐ง๐š๐ง๐œ๐ข๐š๐ฅ ๐’๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐ข๐ญ) oo...

Safiirka JFS ee Uganda oo kulan la qaadatay Odayaasha iyo Waxgaradka ku nool dalkaasi

0
Danjiraha Safaaradda Soomaaliya ee Uganda, Amb. Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa maanta kulan muhiim ah kula qaadatay Xarunta Safaaradda qaar ka mid ah Odayaasha iyo...

Kulan dadweyne kuna aadan dhameystirka Dastuurka iyo xoojinta Garsoorka oo lagu qabtay Muqdisho

0
Kulanka ayaa waxaa kasoo qayb galay dadwayne isugu jira qeybaha Bulshada, waxayna madaxda hayโ€™addaha u xil-saaran dastuurka ka dhagaysteen warbixin ku aadan dib-u-eegista dastuurka...

Danjiraha JFS ee Uganda oo kulan la qaadatay Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalkaasi

0
Danjiraha Safaaradda Soomaaliya ee Uganda Amb. Fardowsa Maxamed Qanyare oo kulan la qaadatay Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Uganda Vincent Bagira ayaa kala...

Wasiir Al-cadaala: Ethiopia waxay hub sharci-darro ah ka dajisay Kismaayo

0
Wasiir ku-xigeenka wasaaradda Warfaafinta mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cadaala oo shir jaraaโ€™id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dowladda Ethiopia ay ka dajisay magaalada...

Shirka Madasha Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo xiray

0
Shirkaan oo muddo labo maalin ah ka socday magaalada Muqdisho ayaa waxaa looga hadlay Muhiimada Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta Soomaaliya, iyo sidii loo mideyn lahaa...

Taliye Nuur Farey oo kormeeray difaacyada ciidamada xoogga dalka ee deegaanka Janaale

0
Taliyaha Guutada 14-ka October ee Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed G/sare Nuur Maxamed Gaabow โ€œNur Fareyโ€ oo ku sugan deegaanka Janaale ayaa booqasho dhiiragelin...