Wasiir Khadiija Makhsuumi oo qaabishay Madaxa Ilaalinta xuquuqda Aadanaha ee hawlgalka UNTMIS)
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo hormarinta xuquuql Insaanka dowladda FS Khadija Maxamed Al-Makhsuumi ayaa maanta xafiiska ku qaabishay Kirsten Young madaxa ilaalinta xuquuqda Aadanaha hawlgalka...
Dowladda Imaaraat-ka oo hay’adda SoDMA ku wareejisay 700 Ton oo raashiin ah
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa Safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya, Md. Axmed Juma Al-Rumaithi kala wareegay deeq raashin...
𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐨𝐨 𝐊𝐚 𝐐𝐚𝐲𝐛 𝐆𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐜𝐡𝐚𝐝-𝐤𝐚 𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚 𝐞𝐞 𝐊𝐮𝐰𝐚𝐢𝐭
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Maxamed Cabdulqaadir Cali iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dalka Kuwait kaga qayb galay kulanka ugu...
Madaxweyne Deni oo la kulmay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya
Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta la kulmay Safiirka Dowladda China ee Soomaaliya Amb. Wang Yu Ambassador iyo wafdi uu hoggaaminayo.
Kulanka...
Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka oo kormeeray Dekadda Muqdisho
Ra’iisal wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta kormeer shaqo ku tagey Dekedda magaalada Muqdisho, halkaas oo ay ku...
Safiirka JFS ee dalka Hindiya oo warqadaha aqoonsiga Danjiranimo u gudbiyay agaasimaha habmaamuuska Qaranka...
Danjiraha cusub ee dhawaan dowladda Federaalka Soomaaliya u magacawday dalka Hindiya , mudane Dr. Cabdullahi Maxammed Odowa ayaa maanta nuqul ka mid ah warqadaha...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Kampala
Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Axmed Macallin Fiqi, oo uu wehliyo Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Xamza Haadow, ayaa...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Kampala
Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Axmed Macallin Fiqi, oo uu wehliyo Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Xamza Haadow, ayaa...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XJFS oo Kormeeray Wasaaradda Cadaaladda XFS
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda JFS, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, halkaas oo uu kusoo...
Puntland oo abaabul shacab iyo hawlgallo ka dhan ah khawaarijta ka wadda gobolka bari
Ciidanka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee deegaanada Puntland ayaa hawlgallo culus ka sameeyay deegaanka Xamurre ee gobolka Bari.
Howlgalkan oo ahaa mid saf mar ah ayey...










