Wararka

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan gaar ah la qaatay madaxweyne ku-xigeenka Hey’adda 𝐈𝐅𝐂

0
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federalka Soomaaliya 𝐌𝐮𝐝𝐚𝐧𝐞 𝐁𝐢𝐢𝐱𝐢 𝐈𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐂𝐢𝐠𝐞 ayaa kulan gaar ah oo miro-dhal ah la qaatay madaxweyne ku-xigeenka Hey’adda 𝐈𝐅𝐂 oo arrimaha...

Ciidamo ka amar qaata hogaamiyihii hore ee Jubbaland oo weerar ku qaaday Fariisin ay...

0
Koox ka tirsan ciidamada Jubaland oo uu si qaldan u isticmaalay hogaamiyihii hore ee Jubbaland, Axmed Madoobe, ayaa Subaxnimadii hore ee saakay weerar ku...

Wasiirka Caafimaadka XFS oo si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Baghdad

0
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Dr. Cali Xaaji Adan ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Baghdad ee Dalka Ciraaq Halkaas oo u...

Wasiirka Caafimaadka XFS oo si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Baghdad

0
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Dr. Cali Xaaji Adan ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay Magaalada Baghdad ee Dalka Ciraaq, halkaas oo wasiirku...

Wasiirka Caafimaadka XFS oo si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Baghdad

0
Baghdad: Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Dr. Cali Xaaji Adan ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Baghdad ee Dalka Ciraaq Halkaas oo u...

Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Ankara

0
Ankara:-Madaxwaynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Shiikh Maxamuud iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa lagu soo dhaweeyey Magaalada Ankara ee Dalka Turkiga, kadib casuumad...

Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Boliiska oo Xarigga ka Jaray Xabsi Cusub oo Haweenka loogu...

0
Taliye ku xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, S/G Cusmaan Cabdullaahi Maxamed (Kaniif), ayaa  si rasmi ah xarigga uga jaray qeyb cusub oo lagu soo kordhiyey...

Wasiir Maareeye oo guddoomiyey kulan ku saabsan horumarinta Beeraha

0
Wasiirka wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS Xil. Maxamed Cabdi Xayir Maareeye shir gudoomiyay Kulanka Isku-xirka ee Wasaaradda Beeraha iyo waraabka iyo USAID/FCDO. Kulankaan wuxuu isku...

Wasiir dowlaha cadaaladda oo kulan la yeeshay ergeyda Jaamacadda Carabta iyo OIC ee Soomaaliya

0
Wasiiru dowlaha Cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka XFS, ahna ku-simaha wasiirka Amb Ilyaas Sheekh Cumar ayaa xarunta Ergada Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya kulan wadajir ah...

Madaxweynaha JFS oo u safray Turkiga

0
Madaxwaynaha Jamhuriyadda Fedraalka ah ee Soomaaliya Mudane Dr Xasan Shiikh Maxamuud ayaa u safray Magaalada Ankara ee Dalka Turkiga ka dib casuumad rasmi ah...