Madaxweyne Xasan Sheekh oo xaaladda dalka Suudaan ka dhagaystay siihayaha safaradda Jamhuuriyadda Suudaan
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay Siihayaha Safaaradda dalka aan walaalaha nahay ee Suudaan Mudane Cammaar Axmed Baabakir oo uga...
Israel oo duqeysay Gaza iyo goobo muhiim ah oo ku yaalla Yemen
Ciidamada Israa’iil ayaa sii wada duqeymaha ay ku hayaan Qaza, iyagoo dhulka go’doonsan ee woqooyiga ku dilay ugu yaraan 16 falastiiniyiin ah oo ay...
Soomaaliya oo Martigelisay Wafdi Heer Sare ah oo ka socda Dalka Tanzania
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa casho sharaf u sameysay mas’uuliyiin sar-sare oo ka tirsan dowladda Tanzania, iyadoo la xoojinayo xiriirkii diblomaasiyadeed ee soo jireenka ah...
Madaxweynaha JFS oo casho sharaf u sameeyay Aqoonyahannada ka qaybgalay Shirweynaha 15aad ee Daraasaadka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa casho sharaf ku maamuusay aqoonyahannada, cilmi-baarayaasha iyo mas’uuliyiinta ka qeyb-galay Shirweynaha 15-aad ee Ururka Caalamiga...
Soomaaliya iyo Thailand oo xoojinayo xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal
Nairobi – Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle, Safiir ku-xigeenka Safaaradda Mukhtaar Mahad Daa’uud iyo diblomaasiyiin ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee...
Wasaaradda arrimaha dibadda oo soo dhaweyn u samaysay wafdi ka socda Tanzania
Wasiirka arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukumadda Fedaraalka Soomaaliya Danjire Axmed Macalin Fiqi ayaa caawa kulan casho iyo soo dhaweyn ah u...
Agaasimihii hore ee hay’adda socdaalka oo laga sagootiyey xarunta hay’adda
Agaasimaha guud ee hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadda mudane Mustafe Sheekh Cali Dhuxulow ayaa kulan sagootin ah ugu sameeyay xarunta dhexe Agaasimihii Guud hore Mudane...
Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka oo ka qaybgalay bandhigga warbixinta saboolnimada dalka
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayey warbixin ka hadlaysay heerarka...
DF oo dalka dib ugu soo celisay dhallinyaro laga soo badbaadiyey xabsiyo muddo dheer...
Dowladda Soomaaliya oo kaashaneysa Midowga Yurub iyo IOM ayaa maanta dalka dib ugu soo celisay 147 muwaadin oo si tahriib ah ku tagay dalka...
Ra’iisul Wasaare Xamsa “Waxaan rabnaa in xoogga la saaro sidii Baasaboorkeennu ula tartami lahaa...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda looga fadhiyo sidii Baasaboorka Soomaaliga uu u...









